2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Maanta Dibadbax Ka Dhigay Fagaaraha Tarabuunka Ee Magaalada Muqdisho Shacab farabadan ayaa maanta dibadbax ballaaran waxay ka dhigeen fagaaraha Tarabuunka ee magaalada Muqdisho, taasi oo ay kaga cabanayaan ammar uga yimid maamulka degmada Hodon, kaasi oo ku aadan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka Dillaacay Degmada Qansax Dheere Ee Gobalka Baay Wararka ka imaanaya degmada Qansaxdheere ee gobalka Baay iyo deegaanno hoostaga degmadaasi ayaa waxay sheegayaan in uu ka dilaacay cudurka Shuban Biyoodka oo ay dad u geeriyoodeen. Seddax qof ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Gobalka Bakool Oo Gaaray Degmada Luuq Ee Gedo Qoysas badan oo dhawaan ka baracakay deegaanno ka mid ah gobalka Bakool ayaa gaaray degmada Luuq ee gobalka Gedo. Dadkaan ayaa meelaha ay kasoo barakaceen waxaa ka mid ah degmooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Toogasho Ka Dhacday Iskuul Ku Yaalla Dalka Canada Shan ruux ayaa lagu dilay tirakalana waa lagu dhaawacay toogasho ka dhacaday iskuul ku yaala galbeedka Canada sida laga soo xigtay Booliiska dalkaa. Wararka ayaa sheegay in nin looga shakisanyhay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya Oo Ku Baaqay In Ciidankooda Laga Saaro Soomaaliya Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dalka Kenya gaar ahaan kuwa kasoo jeeda isbahaysiga mucaaradka ayaa ku baaqay in ciidankooda laga saaro gudaha Soomaaliya. Waxay xildhibaanadaan dowladooda ku booriyeen inay aqbasho codsiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta: Bulshada Soomaaliyeed Haka Faa’ideystaan Howlgallada Ay Wadaan AMISOM Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed inay ka faa’ideystaan waxa uu ugu yeeray howlgallada ciidamada AMISOM ee ay ka mid yihiin kuwa dalkiisa, ee Al-shabaab uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Culimada Soomaaliyed Oo Cambaareysay Weerarkii Liido Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ka hadashay weerarkii habeen kahor Al-shabaab ku qaadeen Liido Sea Food ayaa cambaareeyay falkaasi, iyaga oo sheegay in dhacdadani ay ahayd wax aad looga xumaado. Sheekh…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaa La Arki Doonaa Al-shabaab Iyaga Oo Weeraraya Suuqyada, Masaajidda Iyo Iskuullada” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in awoodda Xarakada Al-shabaab ay haatan hoos usii socoto islamarkaana ay xilligaan marayaan heer ay shacabka bartilmaameedsadaan waa sida uu hadalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo War Kasoo Saaray Weerarkii Liido Sea Food Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed uu u dhaqaaqey inay nabad iyo barwaaqo ku noolaadaan, iyagoo dhinac iska dhigaya waayihii mugdiga ahaa ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Cambaareeyay Weerarkii Liido Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyey weerarkii bahalnimada ahaa ee xalay fiidkii lagu qaaday Maqaaxi ku taala Xeebta Liido,…