1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho si uu uga qeyb galo shirka lagu go’aaminayo nooca doorasho ee ka dhacaysa sanadkan 2016-ka. Madaxweyne Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Ka Warbixyay Heerka Waxbarasho Ee Maxaabiista Xasbiga Dhexe Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu ku guulaystay In Dhallinyarada ku xiran Xabsiga Dhexe ay u sameeyaan dhaqan Celin islamarkaana ay xanaano ay u sameyeen Caruur badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gadiidleyda Boosaaso Oo Ka Cabanaya Ciriiriga Waddooyinka Darawallada gaadiidka ee magaalada Boosaaso ayaa ka cabanaya ciriir badan oo ka jira wadooyinka magaaladaasi. Mashquul aad u badan ayaa laga dareemayaa wadooyinka Boosaaso, waxaana mararka qaar dhacda in wadadu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Ciidamo Booliis Ah Geynaya Deegaannada Uu Ka Taliyo Maamulkaasi Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ciidamo Booliis ah la geyn doono dhammaan deegaannada maamulkaasi uu ka arrimiyo si loo helo amni iyo kala dambeyn. Cismaan Maxamed Cali oo ah wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Deegaanka Ceelguulla Ee Mudug Oo Ka Cabanaya Cayayaan Halis Ku Ah Naftooda Shacabka ku dhaqan deegaanka Ceelguulle ee gobalka Mudug ayaa cabasho ballaaran ka muujinaya cayayaan la sheegay in uu dadka halis ku yahay naftooda, ayna jiraan dad u dhintay. Gudoomiyaha deegaankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Lagu Eedeeyay Duqeynta Shacabka Gedo Mid kamid ah waxgaradka ku dhaqan gobalka Gedo ayaa dowladda Kenya ku eedeeyay inay duqeynayso dad shacab ah oo aan waxba galabsan. Nabadoon Daahir Aadan oo ku sugan magaalada Garbahaarey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Isaga Baxay Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa waxay sheegayaan in Odayala dhaqameed matalaya beello ay isaga baxeen shirka maamul u sameynta goballada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Waxgaradkani ayaa sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Laga Baqayo Saameynta Dabaylo Baraf Wata Oo Ku Dhufta Goballo Badan Dalka Mareykanka waxaa cabsi weyn laga qabaa in sameyn aan wanaagsaneyn ay ku yeeshaan dabeylo baraf wata oo ku dhufanaya gobolo badan oo Mareykanka ka tirsan. Magaalooyin ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Sheegay In Dhawaan Ay Qaadayaan Weeraro Ka Dhan Ah Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sheegay in dhawaan ay qaadi doonaan weeraro ka dhan ah Al-shabaab, gaar ahaan kuwa ku sugan deegaannada Jubbaland. Axmed Madoobe oo kormeer…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Caafimaad Ee Dadkii Ku Dhaawacmay Weerarkii Liido Oo Soo Hagaageysa Waxaa soo hagaageysa xaaladda caafimaad ee bukaannadii la jiifiyay qaar ka mid ah Isbitaallada magaalada Muqdisho kuwaasi oo ku dhaawacmay weerar habeen kahor ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.…