1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “ Cabdi Xaaji Goobdoon Waxa Uu Ahaa Tiir Ay Tabi Doonaan Guud Ahaan Dadka Soomaaliyeed” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Ruug-cadaagii Saxaafadeed Marxuum Cabdi Xaaji Goob-doon oo ahaa La-taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Cabdi Xaaji Goobdoon Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, carruurta, bahda saxaafadda iyo guud ahaanba Shacabka Soomaaliyeed oo uu uga tacsiyadeeyey geerrida naxdinta leh ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Cabdi Xaaji Goobdoon Waxa Uu Ahaa Howlkar” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Cabdi Xaaji Gobdon oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Dhaqatada Gobalka Gedo Oo Ka Barakacaya Duqeynta Diyaaradaha Dagaalka Kenya Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in xoolo dhaqatadii ku dhaqnaa gobalkaasi ay billaabeen inay ka barakacaan deegaanadoodii kadib duqeymo ay maalmahani halkaasi ka wadeen diyaaradaha dagaalka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Xulista Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Gabogabo Ah Guddiga Abaabulka soo xulista Golaha Degaanka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa sheegay in ay soo gaba gabeyeen wajiga Kowaad ee soo xulista Golahaasi. Guddomiyaha Guddigaas Cabdi Casiis Axmed Bulxan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxtooyada Soomaaliya Oo Rajo Ka Muujisay Is Faham Dhex Mara Xubnaha Madasha Wadatashiga Qaranka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in Rajo weyn laga qabo in la isku fahmo Hanaanka doorasho ee Dalka oo ay ka shirayaan Xubnaha Madasha wadatashiga doorashada dalka. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Daa’uud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Lagu Eedeeyay Beerista Maandooriyaha Xashiiska Oo Lagu Xiray Jowhar Taliska ciidanka Booliiska ee degmada Jowhar ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen rag badan oo ku eedeysan inay beerayeen maandooriyaha xashiiska loo yaqaano. Taliyaha saldhigga Booliiska ee degmada Jowhar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Marxuum Cabdi Xaaji Maxamed Goobdoon Allaha u naxariistee waxaa waabarigii hore ee saaka oo Talaado ah magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon oo ahaa rug cadaa saxaafadeed kadib markii uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Xaaji Goobdoon Oo Saaka Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa waabarigii hore ee saaka oo Talaado ah magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon oo ahaa rug cadaa saxaafadeed. Marxuumka xanuun uu horay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 22 Xisbi Siyaasadeed Oo Maxkamadda Sare Ee Dalka u Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Ra’iisul Wasaare Cumar Hogaamiyayaasha xisbiyada siyaasadda Soomaaliyeed oo gaaraya 22 gudoomiye xisbi ayaa gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka u gudbiyay dacwad Dastuuri ah oo ku eedeenaysa Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid in uu hor…