1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Baydhabo oo soo Dhaweeyay Natiijada Shirkii Madasha Qaar kamid ah shacabka magaalada Baydhabo ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay shirkii madasha wadatashiga ee ku soo dhammaaday magaalada Muqdisho. Dadka ayaa ku kala aragti duwanaaday qaabka lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Sheegtay in AMISOM aanay Ka Bixin Garoonka Kismaayo Saraakiisha garoonka diyaaradaha Kismaayo ayaa beeniyay in garoonka diyaaradaha Magaaladaasi eey ka baxeen ciidamada Amisom ee ku sugnaa Garoonka Ismacil Maxamed Kheyre dhuxul oo ah taliyaha Garoonka diyaaradaha Magaalda Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Danjire Cabdullaahi Sacid Cusmaan Muqdisho, January 28, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Danjire…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada oo Meelmariyay go’aankii shirka madasha wadatashiga Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid, iyada oo lagu ansixiyay qodobadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii ka barakacay deegaanka Ceelcadde ayaa billaabay inay dib ugu laabtaan kadib markii ay isaga baxeen halkaasi ciidanka Kenya. Wararka ka imaanaya Ceelcadde ayaa sheegaya in qoysas u badan xoolo dhaqato ay dib ugu laabanayaan Ceelcadde. Qof ku sugan deegaanka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in qoysaskii deegaankaasi deganaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Kenya oo Sheegay in Ciidankiisu ay sii Joogi doonaan Soomaaliya Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidankiisu ay baaqi ku sii ahaan doonaan Soomaaliya, kadib warar maalmahaan soo baxayay oo sheegayay in Kenya ay isaga baxeyso Soomaaliya, waxaanu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo La Kulmay Uhuru Kenyatta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Eldoret ee dalka Jamhuuriyadda Kenya kaga qeybgaley baroor-diiq qaran oo loo sameeyay ciidammadii dhowaan Kenya looga dilay degaanka Ceel Cadde…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War Murtiyeedka Shirka Madasha Doorashada 2016-ka iyo Qodobadii Ka soo Baxay Shirka Madasha wadatashiga oo maalmahaan ka socday Muqdisho ayna ka qeyb galayeen Dowladda Federaalka, hogaamiyaasha maamul goboleedyada, bulshada rayidka, iyo xubno ka socda beesha caalamka ayaa waxa uu ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland ayaa sheegay in gebi ahaanba uu fashil ku dhammaaday Shirka Madasha Maamulka Puntland ayaa sheegay in gebi ahaanba uu fashil ku dhammaaday Shirka Madasha heerka qaran ee ka socday Magaalada Muqdisho. War maanta uu siiyay warbaahinta afhayeenka maamulka puntland Cabdulahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Ceel-cade oo Kenya ku Dishay Gedo Gudoomiyihii Deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in uu ku geeriyooday weerar ka dhacay duleedka Degmadaas Iska hormaad u dhaxeeya Ciidanka Kenya iyo kuwa Al Shabaab ayaa…