1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dooni Ku Quustay Badda u Dhaxeysa Turkiga iyo Giriiga Ku dhowaad 40 ruux oo ku dhimatay Badda Giriigga kuwaa oo ku waa oo safay ku sii ahaa Yurub, sida ay qorayaan warbaahinta dalka Turkiga Dadkaan ayaa la sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbadaha Madaxda ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika ee Adis Ababa Waxaa socda khudbadaha madaxda kala duwan ee Afrika iyo aduunka, waxaa ilaa iyo hadda hadlay Zuma, Ban Ki Moon. Maxamud Cabaas iyo Mugabi. Madaxa midowga Afrika Dr. Nkazana Dlamini Zuma…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan: Haddii la waayo Nidaamka Axsaabta Qabiilkeeyga ayaan Baarlamaanka soo socdaa Ka soo Galaya Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir haddana ah Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Bulshada ayaa sheegay in Baarlamanka Soo socda ee Soomaliya uu ka soo gali doono qabiilka uu ka dhashay si buu…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Aragtiyada Laga Qabo Natiijadii Shirkii Madasha Doorashada 2016-ka iyo Caqabadaha Horyaalla Shirkii Madashada ee la soo gabagabeeyay 27-kii bishan waxaa ka soo baxaya guux kala duwan, dad dhaliilsan iyo in kale oo taageersan, in ku faraxsan iyo dad badan oo xanaaqsan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Amaanka oo soo Dhaweeyay Natiijada Madasha Doorashada 2016-ka Xubnaha golaha amaanka ayaa 28-kii bishan warbixin Soomaaliya ku saabsan ka dhageystay ergeyga gaarka ah ee Xogheyaha guud ee qaramada Midoobey Michael Keating iyo ergeyga Midowga Afrika ee Soomalaiya Francisco…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada oo La Dhaawacay Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa koox hubaysan waxa ay ku dhawaceen Degmadaas. Gudoomiyaha Maxkamada oo Lagu Magacaaba Shiikh Ibraahin Nuur Shacbaan waxana lagu dhawacay meel u dhow…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendayaasha Shir Madaxeedka Midowga Afrika iyo Xasan Sheekh oo Ka Qeyb galaya Waxaa maanta xarunta midowga Afrika ee Adis Ababa ka furmaya shir madaxdeedka 26-naad ee Midowga Afrika, shirkan oo labo maalmood socon doona waxaa ajendayaashiisa ka mid ah: in sanadkan loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Murtiyeed ay soo Saareen Madasha Midnimada iyo Dimoqoraadiyadda Waxaa Maanta war murtiyeed soo saaray madasha midnimada iyo dimoqoraadiyadda dalka, warkan oo ka koobnaa ilaa il 7 qodob, waxaa la soo gaarsiiyay Goobjoog News. Qodobada ku jira waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Natiijada Madasha Doorashada 2016-ka, Dowladda Federaalka ayaa yeerisay, Beesha Caalamkana waa Ku Raacday”. Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in reer Jubbaland ay wax badan ka sugayeen shirka madasha, isagoo intaa raaciyay in arrinta laga tashanayey uu ahaa mid ay ku jirtay maslaxadda umadda. Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyah Isu Tagga Ururweynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed oo ka qeybgalaya shirka golaha dhexe ee shaqaalaha Wadamada Jaamacada Carabta oo lagu qabtay dalka Ciraaq. Wefdi uu hogaaminayo Gudoomiyah Isu Tagga Ururweynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed Mudane Maxamed Cismaan Xaaji ayaa ka qayb galaya shirka ururka Shaqaalaha Wadamada Jaamacadda Carabta, kaas oo lagu qabtay magalada Baqdaad ee…