1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Go’aan ka Soo saaray Shirka Madasha Wadatashiga Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaalia ayaa qaraar ay ansixiyeen waxa ay ku sheegeen in madasha wada tashiga go’aan la isku raacsan yahay oo deg deg ah ay u keenaan ama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweymaha Soomaaliya oo ka qeyb Baroordiiq loo sameeyay ciidamada Kenya Dowladda Kenya ayaa aas qaran u samaynaysa ciidamadii uga dhintay maalmo ka hor deegaanka Ceel- cadde ee gobolka Gedo. Aaska oo ay ka qeyb galayaan qaar ka mid ah madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno ka tirsan baarlamaanka Koonfur Galbeed oo lagu eedeeyay iney qas siyaasadeed ka wadaan Maamulka Mudane ka tirsan Baarlamanka Koofur Galbeed ayaa ku eedeeyay Xildhibaanada Baarlamankaasi qaarkood inay ka dambeeyaan mooshin la doonayo in lagu rido Madaxwaynaha Koofur Galbeed. Waxaa uu sheegay in arrintani ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh. Hoose oo Sheegay iney Sugayaan Amaanka wadooyinka Gobolka Maamulka Degmada Afgooye ee Sh.Hoose ayaa sheegay in tallaabo ay ka qaadi doonaan kooxaha dhaca u gaysta rakaabka ku safra Degaanada Gobolka Sh.Hoose. Guddoomiyaha Degmada Afgooye Cabdi Yuusuf Axmed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida ku nool Koonfur Afrika oo ay soo wajahday baqdin amaan xumo Todobaadyadii ugu dambeeyay waxaa Dalka koofur Africa ka dhacay dilal iyo boob loo gaystay muwaadiniin somaliyeed .Dilalkani badidood waxaa fuliyay kooxo burcad ah kuwaas oo waxyeeleeya ganacsatada ku nool dalkaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sweden oo ka taageeri doonta Soomaaliya dhismaha ciidanka Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta ku soo dhaweeyey magaalada Muqdisho, Taliyaha Ciidanka Lugta ee dalka Sweden Brigadier General Stefan Andersson oo booqasho ku yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: – Ciidamada Kenya Oo Ka Baxay Deegaanka Ceelcadde Ee Gedo Ciidamada Kenya oo ka mid ah AMISOM ayaa saaka isaga baxay deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo, halkaasi oo dib ay u qabsadeen Xarakada Al-shabaab. Mid ka mid ah dadka ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Ammartay Ra’iisul Wasaaraha Iyo Wasiir Odowaa Inay Ka Jawaabaan Eedeyn Kaga Timid 22 Xisbi Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf oo shir saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan looga baahan yahay Ra’iisul wasaaraha iyo wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon Oo Muqdisho Lagu Aasay Waxa Magaalada Muqdisho lagu aasay Alaha u Naxariistee Wariyihii gaarka ee Jaalle Maxamed Siyaad Barre ahaana Rug Cadaa dhanka warbaahinta Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon. Marxuum Cabdi Xaaji Gobdon ayaa sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Jawaari Oo La Kulmay Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Turkiga, Ciraaq Iyo Pakistan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo wafdi uu hogaaminayo ay magaalada Baqdaad uga qeybgaleen shirka Baarlamaannada dalalka Iskaashiga Islaamka ayaa kulammo gaar gaar ah…