1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska Oo Howlgal Dad Lagu Soo Xiray Ka Sameeyay Jowhar Ciidamada Booliiska dowladda Federaalka ah ayaa howlgal amni xaqiijin ah waxay ka sameeyeen degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe, waxaana ay soo qabteen dhallinyaro ay sheegeen in lagu tuhmayey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay Inay Ku Guuleysteen Xallinta Beello Dagaalsanaa Maamulka Galmudug State oo dhisan muddo Lix bil ah ayaa ka warbixiyay waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee maamulkaasi uu qabtay mudadii uu dhisnaa. Maxamed Xaashi Cabdi oo ah madaxweyne ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Wada Hadal La Furaya Xubno Mucaaradsan Maamulkiisa Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh ayaa doonaya in wada hadal uu la furo xubno diiddan maamulkiisa, kadib safar uu ku tagay gobalka Bakool. Shariif Xasan ayaa safarkiisaan lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Urdun: Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeybgalay Shir Gaar Ah Oo Amniga Looga Hadlayey Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Aqaba ee Boqortooyada Haashimiyiinta Urdun kaga qeybgaley shir madaxeed gaar ah oo arrimaha amniga iyo argagixisada looga hadlayey. Shirkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaadka Hubeysan Ee Degmada Xudur Oo Hubka Laga Dhigayo Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in hubka ay ka dhigayaan dhammaan maleeshiyaadka hubeysan ee ku sugan degmada Xudur ee gobalka Bakool, qaarkoodna la qarameyn doono. Xasan Xuseen oo ah wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo u Digay Siyaasiyiinta Puntland Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa uga digay siyaasiyiinta Puntland inay marin habaabin ku sameeyaan nidaamka doorasho ee dalka u baahan yahay xilligaan. Waxa uu tilmaamay in dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Siiriya Oo Dagaal Ku Qabsaday Deegaanno Cusub Ugu yaraan 63 ruux ayaa ku geeriyootay oo sagaal ka mid ah ay ahaayeen carruur weeraro la aaminsanyahay in ay geysteen diyaaradaha dagaalka dalka Ruushka ee gacanta siinaay nidaamka Bashaar…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Cashirrada Laga Bartay Weerarkii Liido 21-kii bishaan habeen ay Jimco soo galeyso waxaa weerar lagu qaaday maqaayadda Liido Sea Food ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Khudbad Ka Jeediyey Shirka Baarlamaannada Iskaashiga Islaamka Ee Baqdaad “SAWIRRO” Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo wafdi uu hogaaminayo ay Soomaaliya uga qeybgalayaan shirka Baarlamaannada dalalka Iskaashiga Islaamka ee ka socda magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo Maanta Duqeeyay Deegaanno Ka Tirsan Gedo Diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ayaa maanta duqeyn ka fuliyay deegaanno ka mid ah gobalka Gedo, halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Wararka ay helayso Goobjoog News ayaa waxay sheegayaan…