1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Itoobiya“Itoobiya wey wadi doontaa taakuleynta ilaa nabad iyo xasilooni ay Soomaaliya ka hesho” Kulanka oo ka dhacady Adis Ababa, waxaa looga hadlay xiriirka labada dal iyo arrimaha nabadda iyo amniga dalka Soomaaliya. Ra’isul waasaraha Itoobiya Heilemariam Desalegn waxaa uu sheegay in mar walba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad lagu dilay rabshado ka dhacay Boosaaso 2 qof ayaa ku dhimatay dibad baxyo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta dhaqaalaha maamu goboleedka Puntland. Dadkan ayaa la sheegayaa in ay ka soo horjeedeen siyaasadaha maamulka Puntland, sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoobiyeyaal lagu tuuray Muqdisho iyo dhimasho iyo dhaawac ka dhashy Wararka ka imaanaya Wardhiigley ayaa sheegaya in halkaas ay ku dhaceen hoobiyeyaal dhowr ah kuwaas oo geystay dhaawac iyo dhimasho Hal qof ayaa dhintay, 7 kale waa ku dhaawacantay duqeyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdilaahi Gaafoow Maxamuud oo diiday in qaab musuq ah lagu helo Baasaboorka Taliska Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowlada Federaalka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay jiritaanka wararka la xiriira in dadka Soomaaliyeed, caqabad xoogan ay kala kulaam helidda Baasboorka. Taliyaha Waxdaas Cabdilaahi…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Noloshii Caagga Marnaa ee Maxamed Yare Soomaalida Waxay ku maah maahdaa Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan ,waana halka ay ka billaabaneeyso qisadan gaaban ee ku qotonta hardanka nolosha qoyska Maxamed yare oo hadda ah isha dhaqaale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Marka: Barakacayaal Ku soo Noqonaya Degmada iyo AMISOM oo Xarumo Ka Dhigtay Goobihii Waxbarashada Magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelada hoose ayaa la sheegayaa in barakacayaashii ay bilaabeen in dib ugu soo noqdaan magaalada kadib dagaalo beelo ah oo halkaas ka dhacay. Maamulka degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal lagu soo qabqabtay in ku dhow 100 qof ayaa ciidanka dowladda ay ka sameeyeen degmada Baardheere. Howlgalladan ayey ciidamada waxay billaabeen markii degmadaasi lagu dhaawacay guddoomiyihii maxkamadda ee degmada Baardheere. Maamulka Baardheere ayaa laga soo xigtay in dadka la qabqabtay lagu hayo saldhigga degmada oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 12 Isbaaro oo Laga Dhigtay Wadada Isku Xirta Degmada Afgooye iyo Deegaanka No. 50. Gobolka Shabeelada hoose waxaa dhibaato ba’an ku haya isbaarooyinka, waxaa isbaarooyin laga sheegayaa wadooyin badan oo gobolka ah, taasi amni dari keeneysa. Goobjoog News ayaa ogaatay in wadada xiriirisa degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir madaxeedka Afrika ayaa lagu soo gebagebeeyay magaalada Adis-Ababa ee wadanka Itoobiya. Shirkani oo labo maalmood socday waxaa ka qeyb galay madaxweynaha dowladda federaalka Xasan Sheekh iyo madax kale oo ka socotay wadamada Afrika. Shirka ayaa arrimaha ugu waa weyn ee lagaga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya waxaan ciidan nabad ilaalin u direynaa Burundi Adis Ababa waxaa ku soo dhammaaday shirka midowga afrika, waxaana shirka dhinac socday shir uu shir guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheikh oo looga hadlayay xasi looni darrada dalka Burundi, gabagabada…