2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Sheegtay Inay Ku Dadaaleyso Horumarinta Afka Soomaaliga Wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku dadaaleyso horumarinta Afka Soomaaliga ah. Agaasimaha waaxda dugsiyada ee wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Professor Tooxow oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Cadaado Oo Xalay Laga Xusay Maalinta Qoraalka Farta Soomaaliga Munaasbad lagu xusayay 21-ka January oo ku beeganayd 43-sano guuradii kasoo wareegtay markii ugu horeysay ee la hirgeliyay qorista farta Soomaaliga ayaa xalay lagu qabtay magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Isticmaalka Dhuxusha Ee Magaalada Muqdisho Oo Sii Yaraanaya Dhuxusha waa mid qaasare badan u leh deegaanka waana mid isticmaalkeeda uu ka jiray Beled iyo baadiyeba waxaana ay dadka magaalada kasii guurayaan isticmaalkeeda iyagoo u guuraya isticmaalka korontada iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugu Yaraan 20 Qof Oo Ku Geriyootay Weerarkii Lagu Qaaday Liido Rag hubeysan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar isugu jira qaraxyo iyo rasaas toos ah ku qaadeen maqaayaddo ku yaalla Xebta Liido ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax iyo rasaas laga maqlay xeebta Liido War goor dhaw naga soo gaaray xeebta liido ee magaalada muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay barxada mid ka mid ah hudheelada ku yaala xeebta ee loo nasiinada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh ” Hay’adaha ka Hawlgalaya Soomaaliya Sharciyadda ay Ku Shaqeynayaan waa in Lagu qoro afka Soomaaliga” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ummad kasta ay horumar dhan kasta ah ku gaari karto marka ay xoogga saarto adeegsiga luqaddeeda iyo dhaqankeeda. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Kulan Ay Yeesheen Kaga Hadlay Weerarkii Ceelcadde Iyo Arrimo Kale Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carteh, waxaana kulankan looga hadlay qodobo kala duwan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Maanta Qof Shacab Ah Ku Dilay Magaalada Muqdisho Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qof shacab ah waxa uu ku dilay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, qofkaasi oo la sheegay inuu ahaa darwal kaxeeya mootada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyadda Oo Qabatay Dood Ku Sabaasan Misaaniyadda 2016-ka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay madal looga doodayo miisaaniyadda qaran ee 2016, waxaana madasha ka soo qayb galay bulshada qaybaheeda kala duwan, iyadoo dadka ku nool daafaha caalamku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Dhaqatada Gobalka Gedo Oo Xoolahooda Ula Guuray Goballada Jubooyinka Qoysas ka badan Kun islamarkaana Xoola dhaqato reer guuraa ah , kana kala imaanaya qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka iyo dhulka miyiga ah ayaa waxay billaabeen 3-dii Todobaad ee…