1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdikarim Guuleed: Banaadir waa State ama Maamul Goboleed in La Dhiso U Baahan Madaxweynaha Galmudug ayaa xafladdii furitaanka shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabaleeda dhexe ayaa sheegay in uu mar walbo maqlo iyagoo la leeyahay Hiiraan iyo Shabeelada dhexe waa maamulka ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Galmudug Oo Ka Shiray Amniga Deegaanadooda Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen golaha wasiirada ee maamulka Galmudug State ayaa looga hadlay arrimo badan oo ku saabsan deegaanada maamulkaasi uu ka taliyo sida Amniga, waxbarashada, caafimaadka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxagarad Ku Sugan Gobalka Hiiraan Oo Ku Kala Aragti Duwanaaday Shirka Jowhar Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee ku sugan gobalka Hiiraan ayaa ku kala aragti duwanaaday shirka shalay ka furmay magaalada Jowhar ee maamulka loogu sameynayo goballada Shabellaha Dhexe iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Magaalada Jowhar Oo Uu Ka Furmay Shirka Maamul u Sameynta Sh/dhexe iyo Hiiraan Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha dhexe waxaa shalay si rasmi ah uga furmay shirka maamulka loogu sameynayo goballada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Ka Furmaya Kismaayo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose uu ka gurmo shirka madasha wadatashiga qaranka oo dib u dhac horay ugu yimid. Magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Howlgallo Ballaaran Ka Wada Magaalada Mandheera Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ee gobalka Waqooyi bari Kenya ayaa waxay sheegayaan in halkasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan ciidamada dowladda Kenya. Howlgalkaan oo shalay soo billawday ayaa wararku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari oo Gaaray Kismaayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Safiirka uu Obama u soo Magacaabay Soomaaliya Sida lagu daabacay webka Aqalka Cad, madaxweyne Obama waxaa uu Safiir u Magacaabay Stephen Michael Schwartz, isagoo noqon doona Safiirka Mareykanka u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya. Burburkii Soomaaliya 1991-kii,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si rasmi ah Jowhar uga furay Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada dhexe Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta si rasmi Jowhar uga furay shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada dhexe . Madasha shirka lagu furay waxaa ka hadlay guddoomiyeyaasha laba gobo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Guuleed oo Gaaray Jowhar Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Guuleed, uuna ka mid yahay madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa gaaray Jowhar si ay uga qeyb galaan furitaanka shirka Hiiraan iyo Shabeelle. Wufuuddan ayaa…