1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Galmudug Iyo Puntland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxaa maanta gaaray madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Cabdikariin Guuleed oo saxaafadda kula hadlay Garoonka Kismaayo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Nidaamka Federaalka Aan Qaadanay Waa Nagu Cusub Yahay” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo u dabaaldegayaa sannad guuradii 46-aad tan iyo markii dhidibada loo taagey. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Wadatashi Ah Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Degmada Dhuusamareeb Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud waxaa lagu soo gabagabeeyay shir wadatashi ah oo looga hadlayay arrimaha ku aadan doorasho ka dhacda dalka sanadkaan 2016-ka. Shirkani oo maanta lasoo gabagabeeyay…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Kismaayo: Caqabadaha iyo Himilooyinka Waxaa isniinta ka furmaya Kismaayo shirka Madaxasha Wada Xaajoodka Nooca doorashada Baarlamaanka 2016-ka, balse shirka waxaa ku hareereysan caqabado iyo himilooyin badan. Caqabada Shirka: Shirka waxaa hor-yaalla caqabado sida: Isqabqabsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Diini Oo Magaalada Muqdisho Kula Kulmay Saraakiil Ka Socotay Wasaaradda Difaaca Ingiriiska Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa Muqdisho ku soo dhaweeyey Saraakiil sare oo ka socota Wasaaradda Difaaca Boqortooyada Ingiriiska oo hoggaaminayo Gen John Lorimer. Wasiirka ayaa uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Sheegtay In Muqdisho Laga Billaabayo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan maamulka gobalka Banaadir ayaa sheegay in la billaabayo dhaq dhaqaaq lagu doonayo in wax lagaga bedallo amniga magaalada Muqdisho, kadib markii magaalada ay ka dhaceen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Ruushka Oo Duqeyn Ku Dilay 43 Ruux Dalka Siiriya Ugu yaraan 43 ruux ayaa lagu dilay 100 kalena waxaa ay ku dhaawacmeen weeraro xiriir ah oo la sheegay in ay dalka Siiriya ka fuliyeen diyaaradaha dagaaalka Dalka Ruushka. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Shirka Kismaayo Ee Madasha Wadatashiga Qaranka Maanta oo Axad ah ayaa lagu madalsanaa in magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose uu ka furmo shirka madasha wadatashiga qaran ee looga hadlayo arrimaha la xiriira doorashooyinka 2016-ka, hase…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafka Siyaasadeed Ee Maamullada Jubbaland Iyo Koonfur Galbeed Oo Lasoo Afjarayo Markii ugu horreysay ayaa madaxda maamullada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed waxa ay yeesheen kulan fool ka fool ah kaasi oo looga hadlayay khilaafka siyaasadeed ee ka dhaxeeya Labada maamul. Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Shibis Ee Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Shibis ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaare sababay. Gaari nooca raaxada ah oo la sheegay inuu saarnaa qof ka…