1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Furi Doona Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday magaalada Boosaaso ayaa maanta lagu wadaa inuu xariga ka jaro garoon diyaaradeed oo Boosaaso laga furayo. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Axmed Xasan “Dowladda Federaalka Waxa Ay Xiriirka Ugu Jartay Iran Waa Qancinta Sacuudiga” Mid kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ulajeedka ay Iiraan xiriirka ugu jartay ay tahay sidii ay u qancin lahayd wadamada Carabta oo ay ka hesho dhaqaalaha.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Sababay Khasaare Hantiyeed Oo Ka Kacay Magaallo Ku Taalla Galbeedka Australia Ugu yaraan 95 guri ayaa ku baaba’ay kadib markii dab uu ka kacay magaalo ku taalla galbeedka dalka Australia. Illaa iyo hadda waxaa la la’yahay Saddex ruux oo ku noolaa …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug “Gudoomiye Jawaari Waxa Uu Caqabad Ku Hayaa Wada Hadalka Aan Kula Jirno Ahlu-sunna” Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo u waramay Idaacadda Goobjoog ayaa sheegay in gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu carqalad ku wado wada hadal u socdo iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari Oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmada Dhuusamareeb Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Wafdiga gudoomiyaha oo ka ambaxa baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Safarka Madaxweynaha Jubbaland Ee Cadaado Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho Laba maalin ah waxay ku joogeen magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud, iyadoo gabagabada safarka madaxweynaha Jubbaland laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada oo go’aamiyay in xiriirka Diplomaasiyadeed loo jaro dowladda Iiraan Muqdisho, January 7, 2016 Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Rayid Ku Dhintay Madaafiic Lagu Garaacay Muqdisho Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku geeriyootay halka 4 kale ay ku dhaawacmeen madaafiic maanta ku dhacday xarunta degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal halkaas ku sugan ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Beenisay In Ciidamada Itoobiya Ay La Wareegeen Gacan Ku Haynta Amniga Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa waxba kama jiraan ku sheegay warar maalmahani dambe soo baxayay islamarkaana sheegayay in ciidamada Itoobiya ee gaaray magaalada Kismaayo ay la wareegeen guud ahaan amniga magaaladaasi. Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tartan Aqooneedka Kedis oo Maanta Furmay iyo 4 Dugsi oo Isku Arkay. Waxaa maanta Muqdisho bilowday tartan aqooneedkii Kedis ee Idaacadda Goobjoog kulankii 1-aad wareegii kowaad kaas oo ay ku tartamayeen dugsiyada kala ah Al- abaadir iyo Muzamil iyo Anas Bin…