1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Ku Baaqay In Aan La Aqbalin Wasiiradii Shalay Is Casilay Suldaanka guud ee deegaanada Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee hadda kasoo cusboonaatay maamulkooda, iyo sidoo kale is casilaadda wasiiradii shalay is…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Da’ay Degmada Buurhakaba Oo Jaray Buundadii Degmadaasi Roobabka xilliga Deyrta ah oo ka da’ay degmada Buurhakaba ee gobalka Baay ayaa lagu soo waramayaa in saameyn xooggan ay ku reebeen degmadaasi, iyadoo ay burburtay qeyb ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Batroolka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalaya Shir Looga Hadlayo Sahminta Shidaalka Oo Ka Dhacaya Koonfur Afrika Magaalada Cape town ee wadanka Koonfur Afrika waxaa ka furmaya shir looga hadlayo sahminta Shidaalka, iyadoo shirkaasi ay qeyb ka tahay Soomaaliya. Dowladda federaalka waxaa shirkani uga qeybgalaya wasiirka wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirada Arigii La Keeni Jiray Suuqyada Magaalada Muqdisho Oo Hoos u Dhac Laga Daremayo Suuqyada magaalada Muqdisho ayaa xilligaan waxaa aad looga dareemayaa tiro yari ku aadan Arigii ganacsiga loo keeni jiray magaalada, ka dib markii saameyn uu ku yeeshay roobabka Xilliga Deyrta ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin:- Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Duleedka Degmada Luuq Ee Gedo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab oo habeenkii xalay ahaa ku dhex maray deegaan duleedka ka ah degmada Luuq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo “Dadka Hadii Ay La Socon Kari Waayaan Maamulka Jira Xaq Bay u Leeyihiin Inay Is Casilaan” Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmauud Siilaanyo ayaa ka hadlay is casilaadii shalay ay ku dhawaaqeen ku dhawaad 10 ka mid ah golahiisa wasiirada. Waxa uu sheegay Siilaanyo in cid walba…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Ka Hadashay Sababta Bajaajta Looga Mamnuucay Wadooyin Ka Mid Ah Muqdisho Wasaaradda Amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday sababta ka dambeysa in Mootooyinka Bajaajta looga mamnuuco wadooyin ka mid ah magaalada Muqdisho. Afhayeenka wasaaradaasi Maxamed Yuusuf oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgali Doona Shir Ka Dhacaya India Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga ayaa la filayaa inuu halkaasi kaga sii amba baxo Magaalada New Delhi ee dalka India.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha iyo Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale Sheikh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo in muddo ah Qaahira ku noolaa, waxna ku soo bartay Masar ayaa loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa magaalada Muqdisho, Xilkaas oo laga qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Garay Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte oo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Gudoomiyaha gobalka Hiiraan…