1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Gobalka Jubada Hoose Ciidamada Kenya ee ka mid ah howlgalka AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in gelinkii dambe ee shalay illaa xalay ay duqeyn ka geysanayeen deegaanka Yoontoy ee gobalka Jubada Hoose. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bankiga Horumarinta Afrika Oo Lacag Dhan 30 Milyan Doolar Ugu Deeqay Qaxootiga Soomaaliyeed Bankiga Horumarinta Afrika ayaa qaxootiga Soomaaliyeed ugu yaboohay lacag dhan 30 Milyan oo doolarka Maraykanka ah, taasi oo qeyb ka ah lacagihii dhawaan loo uruurinayay dib usoo celinta Soomaalida Qaxootiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Degmada Baardheere Ee Gobalka Gedo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada Baardheere ee gobalka Gedo, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Billaabay Magaalada Kismaayo Ciidamada Jubbaland iyo kuwa AMISOM, gaar ahaan ciidamada ka socda dalka Burundi ayaa xaafadaha magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, waxay ka billaabeen howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Ciidamadaan oo is…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Furay Kalfadhiga 7-aad Ee Baarlamaanka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu furay Kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka. Kulanka maanta ee xildhibaanada waxaa soo xaadirtay 141 mudane, iyadoo gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Hargeysa Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya Ciidamada Booliiska ee maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa waxa ay ku qabteen Waxyaabaha Maanka Dooriya, ka dib howlgal ay ciidamadu sameeyeen. Cabdullaahi Fadal Iimaan oo ah taliyaha guud ee ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Tuulooyin Ka Tirsan Gobalka Bakool Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegay gacan ku haynta Seddax Tuulo oo ka tirsan gobalka Baay, halkaasi oo in muddo ah ay maamuli jireen Xarakada Al-shabaab. Tuulooyinka ay ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalag Beereed Ku Baaba’ay Biyo Kasoo Burqaday Wabiga Jubba Ee Mara Gobalka Gedo Beeralayda Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in dalagii ugu badnaa uu ku baa’abay biyo fara badan oo ka soo burqaday Wabiga Jubba ee mara Gobolkaas. Biyo badan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Dalxa “Xukuumadda Lama Shaqeyso Guddiyada Baarlamaanka” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah gudoomiye ku xigeenka guddiga Arrimaha dibadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya aysan la shaqeyn guddiyada baarlamaanka, islamarkaana shaqadii Labada dhinac ay kaligeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Gala Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho Oo Saaka Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka xiray waddooyinka gala Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, xilli maanta la filayo inuu furmo Kalfadhigii 7-aad ee Baarlamaanka. Ciidamada ayaa wadada ka xiray…