2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 7-aad Ee Baarlamaanka Federaalka Oo Maanta Furmaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa shaaciyey in Maanta oo Axad ah uu si rasmi ah u furmi doono Kalfadhiga 7aad ee Golaha Shacabka. “Hor iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Netherlands oo Safiirkeedii Kenya ugu Dartay Soomaaliya iyo Safiirka oo Warqadihiisa hor-dhigay Xasan Sheekh Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta ka guddoomay warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub ee Netherlands u qaabil sanaandoona arimaha Soomaaliya. Safiirka Netherlands ee Soomaaliya waa Franciscus Albercht Makken, Franciscus Albercht Makken waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Digay Shaqsiyaad Ka Madax Banaan Maamulkooda Oo Canshuur Ka Qaada Degmooyin Muqdisho Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye iyo xubno ka mid ah maamulkaasi ayaa maanta kormeer ku sameeyay qaar ka mid ah degmooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gadiidleyda Ka Howlgasha Gobalka Shabellaha Hoose Qaarkood Oo Shaqo Joojin Sameeyay Qaar ka mid ah Gadiidlayda ka hawlgasha inta u dhaxaysa Gobolada Shabeelaha Hoose iyo Baay ayaa sheegay in ay hakiyeen shaqadoodii ka dib markii ay sheegeen in ay la kulmeen…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Soolarku Ma Xallin Doonaa Qiimaha Korontada Ee Magaalada Muqdisho Oo Weli Qaali Ah? Dagaaladii horseeday bur-burkii dowladnimo ee sanandkii 1990-kii waxay meesha ka saareen adeegyadii bulshada, sida korontada, biyaha, caafimaadka waxbarashada iyo waxa la hal maala. Waqti ka dib oo dalku uu galay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Oo Ka Warbixiyay Shirkii Uu Kaga Soo Qeybgalay Belgium Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali oo dib ugu soo laabtay dalka ayaa ka warbixiyay shir uu dalka Belgium kaga soo qeybgalay, kaasi oo looga hadlayay xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay Inay Weerar Dagaal Ku Yihiin Degmada Xarardheere Ee Mudug Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay wadaan qorsheyaal ay kula wareegayaan deegaannada maamulkaasi ka taliyo ee ay ku sugan yihiin Xarakada Al-shabaab. Daahir Fiidow oo ah wasiir ku xigeenka warfaafinta maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Shabellaha Hoose Oo Beeniyay In Ciidamada AMISOM Ay Shacab Ku Dileen Magaalada Marka Maamulka gobalka Shabellaha Hoose ayaa meesha ka saaray jiritaanka in ciidamo ka mid ah AMISOM ay dad shacab ah ku dileen magaalada Marka ee xarunta gobalkaasi. Afhayeenka maamulkaasi Maxamed Shiine…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku Dhawaad 10 Isbaaro Oo Laga Qaaday Deegaanno Ka Tirsan Shabellaha Hoose Taliyaha guutada Shanaad ee ciidamada xoogga dalka Cabdullaahi Xuseen oo la hadlay Idaacadda Goobjoog ayaa sheegay inay ku guuleysteen in ay qaadaan Isbaarooyin badan oo yaallay deegaanno ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelihii Ku Dagaallamay Magaalada Baladweyne Oo La Heshiisiiyay Muddo wadahadal socday ka dib , waxaa si horudhac ah loogu guulaystay in la kala dhexgalo belihii ku dagaallamay Magaaladda Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan iyadoo dhinacyada ay kala saxiixdeen…