Warbixintii xasaasiga ahayd ee kooxda u qaabilsan Qaramada midowbayn daba galka Somaaliya iyo Eratariya Warbixintan oo taabanaysa wasaarado, shakhsiyaad , safiiro, safaarado, xafiisyo, shirkado iyo waliba dalal shisheeye ayaa waxay soo bandhigaysaa xog naxdin leh oo ku saabsan musuq aad ugu baahay xafiisyada iyo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Xildhibaan Hore C/qaadir Sheekh Ismaaciil : Waa Nasiib Darro In Hay’adihii Dowladda Oo Jira Ay Hadana Shaqo La’aan Yihiin Xildhibaan Hore C/qaadir Sheekh Ismaaciil oo maanta marti ku ahaa barnaamijka Jimcaale ee Goobjoog News, ayaa sheegay in nasiib darro ay tahay in shaqo la’aan ay noqdaan Hay’adihii dowladda oo…
2 daqiiqo Xisbiga Dimuqraadiga Wadaniga Soomaaliyeed “Madashaan La Dhisay Dastuuri Ma Ahan, Waana Diidannahay” Xibsiga Dimuqraadiga Wadaniga Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay shirkii dhawaan kusoo idlaaday magaalada Muqdisho ee Madasha Wadatashiga doorashooyinka 2016. Xoghayaha guud ee xisbigaasi Xasan Maxamed Saciid oo maanta marti ku ahaa…
1 daqiiqo Maamulka Gobalka Baay Oo Baaq Nabadeed U Diray Beello Ku Dagaallamay Gobalkaasi Maamulka gobalka Baay ayaa baaq nabadeed u diray beello walaalo ah oo dhawaan ku dagaallamay deegaanka Aw-diinle iyo deegaanno kale oo gobalkaasi ka mid ah. Gudoomiyaha gobalkaasi Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed…
1 daqiiqo Roob Ka Da’ay Magaalada Gaalkacyo Oo Saameyn Ku Yeeshay Ganacsigii Iyo Isku Socodkii Dadka Roob xooggan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka da’eay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, kaasi oo saameyn ku yeeshay ganacsigii magaalada iyo sidoo kale isku socodkii dadweynaha. Wadooyinka waaweyn…
3 daqiiqo Wasaaradda Maaliyadda Oo Joojisay Canshuurtii Laga Qaadi Jiray Goobaha Ganacsiga Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Somalia ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay canshuurtii 20-ka doolar ahayd ee laga qaadi jiray goobaha ganacsiga. Kadib wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan “Dowladda Waxaa Ka Go’an Dib u Nooleynta Dhammaan Laamihii Ay ka Koobneyd Jaamacadda Ummadda” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay in la horumariyo adeegyada ay bixiso Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo dhowaan dib u hawlgashey…
3 daqiiqo Golaha Wasiirada Oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadda Iyo Roobabka “Elnino” Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna kusimaha Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyadoo kulankan looga hadlayay qodobo…
1 daqiiqo Shacabka Ku Dhaqan Degmada Buulomareer Oo Ka Cabanaya Qiimo Koror Ku Yimid Raashiinka Shacabka ku dhaqan degmada Buulomareer ayaa xilligaan aad uga cabanaya xaalad nolol xumo oo soo wajahday, ka dib markii sare u kac ku yimid qiimahii la kala siisanayay raashinka. Qaar…
3 daqiiqo Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedyada Oo Si Wadajir Ah Uga Faa’ideysanaya Kheyraadka Dalka Magaalada Muqdisho waxaa maanta heshiis ku gaaray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada kala ah Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed, kaasi oo ku saabsan is faham siyaasadeed ku aadan…