2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Oo Ku Baaqay In La Dhiso Waddooyinka Burbrusan Ee Magaalada Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay maamulka gobalka Banaadir in la dhiso waddooyinka magaalada ee burbursan, kuwaasi oo dhibaato badan dadka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Arrimaha Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Kenya Oo Ka Furmay Biljamka Magaalada Brussels ee Dalka Biljamka waxa Maanta oo Arbaca ah ka furmay Shir looga hadlayo sidii dalka loogu soo celin lahaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Kenya. Shirkan waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nalalka Ku Shaqeeya Cadceedda Oo Laga Hirgeliyay Degmada Jalalaqsi Ee Gobalka Hiiraan (Sawirro) Nalalka ku shaqeeya Cadceedda ayaa markii ugu horeysay waxaa laga hirgeliyay degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan, iyadoo dad badan ay soo dhaweeyeen horumarkaasi. Maamulka degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in Nalalkani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Asad iyo Puntin oo Ku Kulmay Ruushka Sida uu sheegay afhayeen u hadlay Kirimilinka, Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Asad ayaa talaadadii booqasho ku tagay dalka Ruushka si uu wada hadal ula yeesho dhigiisa Ruusha Vladmir Putin. Labada nin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye Oo Sheegay In Kahor Bisha December La Dhisi Doono Maamulka Hiiraan Iyo Sh/dhexe Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo qorshaha lagu dhisayo maamulka Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Waxa uu wasiirka sheegay in markii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gobalka Galgaduud Oo Sheegay In Ay Sii Wadi Doonaan Weerarada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan gobalka Galgaduud ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan weerarada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab. Korneel Axmed Tareedisho oo hogaaminayay ciidamada dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Shabellaha Hoose Oo Sheegay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Sarkaal Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab Maamulka gobalka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlagallo ay ciidamo amniga ka sameeyeen deegaanno ka mid ah gobalkaasi. Afhayeenka maamulkaasi Maxamed Shiine oo la hadlay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Dhuux “Waan Ka Gaabinnay Waajibkii Na Saarnaa” Xildhibaan Maxamuud Cali Dhuux oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xildhibaanada ay ka gaabiyeen waajibaadkii saarnaa ee looga baahnaa inay qabtaan. Waxa uu tilmaamay in Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Gobalka Shabellaha Hoose Oo Weli Cabasho Ka Ah Isbaarooyinka Yaalla Gobalkaasi Waxaa sii kordhaya cabashada ay qabaan gaadiidleyda gobalka Shabellaha Hoose, taasi oo ku aadan Isbaarooyinka yaalla deegaanno badan oo gobalkaasi ka mid ah. Cabashada ugu daran ayaa hadda waxay gaadiidleydani…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Ka Hadlay Dagaalkii Ay Ciidamada Dowladda Kula Wareegeen Deegaanka Wabxo Ee Galgaduud Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlayay la wareegistii ciidamada dowladda ee Wabxo, isaga oo sheegay in arrinkaasi ay aad usoo dhaweynayaan. War-saxaafadeedka ayaa…