2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Shariif Roobow “Sirta Ciidanka Ma Qarsana Hadii Dal Shisheeye Mushaarkooda Uu Dhiibayo” Aqoonyahan Shariif Roobow oo qabiir dhanka amniga ah ayaa sheegay in xilligaan aanay habooneen in dowladda Federaalka Soomaaliya ay dal shisheeye weydiisato inay bixiyaan mushaarka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Heshiiskii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Saameyn Ku Yeeshay Dadka Barakacayaasha Ah Oo Ka Da’ay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii xalay ahaa illaa saaka ka da’aya roobka xilliga deyrta, kaasi oo saameyn ku yeeshay dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada. Roobka ayaa si tartiib ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Laga Filan Karo Shirka Madasha Watashiga Qaran ee Hanaanka Doorashad Sanadka 2016-ka oo La Shaaciyay Shirka waxaa la soo bandhigay Madasha Watashiga Qaran oo ka koobnaan doonta Laamaha fulinta, Sharci dajinta ee dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Bulshada Rayidka ah, arintii ay xallin waayaan waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari: Diyaar Uma Ihi Inaan Noqdo Saxiixe Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo hadal ka jeediyay furitaanka shirka madasha Wadatashiga doorashooyinka 2016-ka ayaa sheegay in marnaba aanay jiri doonin wax saxiixayaal la yiraahdo, isagana uusan…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Waa lasoo Dhaafay Xilliyadii Qaraaraa Ee Taladeenu Dibadda Noogaga Imaan jirtay” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbaddii uu ka jeediyay furitaanka shirka madasha wadatashiga Doorashooyinka 2016 ee ka furmay magaalada Muqdisho waxa uu kaga hadlay arrimo aad u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Degdeg ah: Dagaal Beeleed Ka Socdo Bartamaha Beledweyn Waxaa xilliga dagaal ka soconayaa bartamaha Magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan Dagaalka oo daqiiqado ka hor bilowday waxaa la sheegayaa in ku saleysan yahay arimo Maamulka degmada la xiriira.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Shirka Madasha Wadatashiga Doorashooyinka Oo Ka Furmay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa goor dhaw ka furmay shirka madasha wadatashiga doorashooyinka, kaasi oo ay ka qeybgalayaan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada dowladda ka tirsan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Mowqifkeena Waa In La Xalliyaa Arrimaha Dastuuriga iyo Sharciyadda Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ku taagan yihiin mowqifkooda ahaa in la xalliyo arrimaha Datuuriga ah iyo Sharciyadda, islamarkaana shirka maanta ka furmaya magaalada Muqdisho waxa ay la tagi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Ka Tirsan Gobalka Gedo Oo Shalay Lagu Dagaallamay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in saaka ay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka wadaan deegaanno ku dhaw degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo, halkaasi oo shalay lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna “Shirka Maanta Ka Furmaya Muqdisho Shaqo Kuma Lihin” Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo hogaamiye u ah maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmooyinka Dhuusamareeb Iyo Guriceel ayaa sheegay in shirka maanta ka furmaya magaalada Muqdisho aanay wax shaqo ah…