3 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Shaacisay Tirada Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Dib Ugu Soo Laabtay Dalka Tan Iyo 2014-kii Ku dhawaad 5,000 oo qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa dib ugu laabtay Soomaaliya tan iyo bishii December ee sanadkii 2014-kii sida ay sheegtay hay’ada qaxootiga ee UNHCR. Warbixin cusub oo laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Magaalada Muqdisho Qaarkood Oo Saaka Xiran Qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo lagu arkayo ciidamo Booliis ah oo gaadiidka celinaya. Wadada u dhaxeysa Isgoyska Sayidka iyo Taalada SYL ee Makka Al-mukarrama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Doorashooyinka Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta ka furmaya shirka madasha wadatashiga doorashooyinka, kaasi oo ay ka qeybgali doonaan dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyaqda xubnaha ka ah dowladda. Shirkaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Wadatashiga Doorashooyinka Heer Qaran oo Looga Hadli Doono Afar Nooc oo Doorasho Midkood in La Qaato”Wareysi gaar ah Shirka madasha wadatashiga doorashooyinka heer qaran ayaa la filayaa in Isniinta uu ka furmo magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Yaxye Cali Ibraahim oo ah xogheyaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Maanta Ku Dagaallamay Degmada Garbahaarey Ee Gedo Wararka ka imaanaya duleedka degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay weerar waxyeello ay kasoo gaartay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Rag…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Loo Soo Qabtay Dil Maanta Degmada Wadajir Loogu Geystay Qof u Shaqeynayay Wasaaradda Maaliyadda Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ay ciidamada dowladda ka sameeyeen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ay kusoo qabteen dad lagu tuhmayo inay ku lug leeyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Jubbaland Iyo Puntland Oo Magaalada Muqdisho Kusoo Wajahan Waxaa maanta la filayaa in magaalada Muqdisho ay soo gaaraan madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland, iyaga oo ka qeybgali doona shir la filayo in berri magaalada uu ka furmo, kaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Baarlamaanka Masar oo Ka Bilaabatay Gadaha Dalkaas Doorashada Baarlamaanka dalka Masar ayaa marxaladeeda koobaad waxaa ay maanta ka bilaabatay dalka Masar, doorashada waxaa ka qeyb galaya axsaab kala duwan halka Xisbiga Nuur uu Matalayo Islaamiyiinta Masar. Xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Wiil Dhallinyaro Ah Ku Dilay Degmada Wadajir Ee Magaalada Muqdisho Rag ku hubeysnaa Bistoolado ayaa degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen wiil dhallinyaro ah oo warar kala duwan kasoo baxayaan waxa uu ahaa. Wiilkaan oo magaciisa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Magan “Itoobiya Waxay Shacabka Gedo Ku Qasbeysaa Maamul Aysan Rabin” Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda gobalka Gedo ayaa isaga oo wareysi siiyay Goobjoog News, waxa uu sheegay in dowladda Itoobiya, gaar…