8 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991) Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka, Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Madasha Wadatashiga Doorashooyinka 2016 Oo Lasoo Gabagabeeyay (War-murtiyeed) Waxaa gelinkii dambe ee maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka madasha wadatashiga doorashooyinka 2016 wejigiisa 1-aad, kaasi oo shalay furmay. Shirkaan waxaa ka qeybgalay madaxda sare ee dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanka Wabxo Ee Galgaduud Wararka ka imaanaya gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay la wareegeen deegaanka Wabxo ee gobalka Galgaduud iyo deegaanno kale oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe “Madaxda Talada Laga Sugayo Ha Isku Tanaasulaan” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda dalka Soomaaliya isaga oo sheegay in ay muhiim tahay kalsooni badan inay isku muujiyaan Soomaalida si…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Baarlamaanka Masar : Ma Fashil Siyaasadeedbaa mise Kacdoon Amusan? Isbarbardhigga doorashooyinka Masar doorashadii kacdoonka kadib iyo cagajiidka ka muuqda dadweynaha afgambiga kadib , waxaad ogaanaysaa farqiga u dhexeeya xornimada iyo xoriyad-darada. Guud ahaan doorashada Baarlamaanka Masar ayaa dadkii usoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada Xildhibaanada Baarlamaanka Uga Qeybgalaya Shirka Madasha Wadatashiga Ee Muqdisho Guddonka baarlamanka Soomaaliya ayaa shaaciyay magacyada 25 xildhibaan oo matali doona baarlamanka Soomaaliya, kuwaa oo ka qeybgalaya shirka madasha wadatashiga geeddi socodka 2016. Xildhibaanadaan ayaa qeyb ka noqon doona xubnaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Sugidda Cuntada, u adkeysiga Aafooyinka iyo La qabsiga is badalka cilimida oo Maanta Furmay Shirkan Sugidda Cuntada, ku adkeysi Aafooyinka iyo La qabsiga is badalka cilimida ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo socon doona labo maalin waxaa soo abaabulay Xafiiska Ra’isul Wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Hiiraan Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Baladweyne Waxgaradka gobalka Hiiraan oo kulan degdeg ah ku yeeshay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, waxay ku baaqeen in la joojiyo dagala beeleed shalay ka dhacay galbeedka magaaladaasi. Waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Ka Dhalatay Roobab Ka Da’ay Goballada J/dhexe Iyo Gedo Wararka laga helayo gobalada Gedo iyo Jubada Dhexe ayaa lagu soo waramayaa inay ka da’een roobab mahiigaan ah, oo sababay khasaare naf iyo maal isugu jira. Deegaanada Ilbeerto iyo Jiwaarey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaalada Baladweyne Oo Dagaallo Ka Dhaceen Dagaal u dhaxeeyay Maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa shalay ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dagaalkaasi ayaa la…