1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Camaara Ee Gobalka Mudug Ciidamada maamulka Galmudug State ayaa maanta dagaal kula wareegay deegaanka Camaara ee gobalka Mudug, halkaasi oo Todobaayo kahor ay la wareegeen Al-shabaab. Cabdikariin Maxamuud Maxamed oo ah Taliyaha Howlgalinta ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kocdoonka Falastiin: 3 Isra’ili ah oo Goordhaw La Dilay Weerar lagu qaaday Bas ayaa lagu dilay 2 Isra’iliyiin ah halka lagu dhaacaway 20 kale, weerarka ayaa ka dhacay Magaalada barakeysan ee Qudus. Dhacdo kale, 5 Israa’iliyiin ah ayaa la…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruurtii Mashruuca Aada Dugsiyada Oo Dib Ugu Laabtay Suuqayadii Ay Ku Dayacnaayeen Mashruucii Aad Dugsiyada oo istaagay Wuxuu Carruur badan dib ugu Celiyey Suuqyadii ay ku Dayacnaayeen. Waxa uu dib ugu soo laabtay shaqadii gaari dhaqista, si uu u kabo nolosha qoyskiisa,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Ku Dagaallamay Gobalka Shabellaha Dhexe Oo La Heshiisiinayo Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe oo kaa shanaya Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya iyo Odayaasha dhaqanka ayaa wada xallinta beello dhawaan ku dagaallamay duleedka degmada Balcad ee gobalka Shabellaha Dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Dhaqatada Gobalka Gedo Oo Ka Barakacaya Deegaanno Ka Mid Ah Gobalkaasi Wararka Goobjoog News ay ka helayso deegaanno ka mid ah gobalka Gedo waxay sheegayaan in halkaasi ay barakac ka billaabeen qaar ka mid ah dadka xoolo dhaqatada ah. Xoolo dhaqatadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Maanta La Kulmaya Xildhibaanada Mooshinka Ka Keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusman “Jawaari” ayaa maalinnimada maanta ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 13ka Octobar 2015 kulan ugu yeeray iney kasoo qeybgalaan Xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Somaliland Oo Ka Hadashay Shaqaaqo Ka Dhacday Magaalada Boorama Wasaaradda amniga maamulka Somaliland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay shaqaaqo maalmihii ugu dambeeyay ka dhacday magaalada Boorama ee gobalka Awdal. Wasiir ku xigeenka wasaaradaasi Cabdi Daahir oo saxaafadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gadiidkii Ka Shaqeynayay Deegaanada Shabellaha Hoose Oo Sii Yaraanaya Wararka ka imaanaya gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in xilligaan ay sii yaraanayaan gaadiidka rakaabka ah ee isaga kala gooshi jiray deegaanada gobalkaasi. Qaar ka mid ah darwalada gaadiidkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Diyaaradii Caawa Kusoo Dhacday Duleedka Muqdisho Iyo Magacyada Dadkii Saarnaa (SAWIRRO) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaaradii caawa kusoo dhacday duleedka magaalada Muqdisho, ka dib markii ay u suurta geli weysay in ay kasoo degto garoonka diyaaradaha Aadan Cadde…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Diyaarad Ku Degi Weysay Garoonka Aadan Cadde Oo Ku Dhacday Duleedka Muqdisho Goor dhaw waxaa soo dhacday diyaarad la sheegay in ay xamuul ahayd, taasi oo u suurta geli weysay in ay kusoo degto garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Wararka…