1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadada Wadnaha Oo Lagu Dhisi Doono Canshuurta Laga Qaadayo Shacabka Muqdisho Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo maanta kormeer ku tagay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan la dhagax dhigi doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiid uu La Socday Hogaamiyaha Daacish oo La Weeraray Dowladda Ciraaq ayaa goor shaacisay in ay weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday hogaamiyaha Daacsih Abuubakar Al-Baqdaadi. Warka waxaa uu intaa ku darayaan in weerarka uu ka dhacay Xadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Maanta Dhagax Dhigay Xarun Laga Hagi Doono Hawada Soomaaliya Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta dhegax dhigay xarun laga hagi doono hawada Soomaaliya, lagalana socon doono diyaaradaha dul maraya hawada dalka. Ugu horeen waxaa halkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska AMISOM Oo Mootooyin Dheereeya Ku Wareejiyay Ciidamada Ilaalada Wadooyinka Taliska ciidamada Booliiska ee AMISOM ayaa maanta 10 Mooto oo kuwa dheereeye ah waxay ku wareejiyeen taliska Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta Ilaalada wadooyinka. Anand Pillay oo ah taliyaha ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ku Baaqday In La Joojiyo Dilalka La Xiriira Aanooyinka Qabiil Ee Ka Dhaca Galgaduud Maamulka Galmudug State ayaa ka hadlay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo maalmihii ugu dambeeyay ka dhacayay deegaanno ka mid ah gobalka Galgaduud. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Deegaanno Ka Mid Ah Gobalka Hiiraan Roob dadka iyo duunyada ku diirsadeen ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyay ka da’ay deegaanno ka mid ah gobalka Hiiraan. Roobkaan oo ah midka Deyrtay ayaa ka da’ay deegaanada kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Is Qabqabsiga Dhulalka Ee Muqdisho Odayaal iyo waxgarad kulan ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay wax kaqabato Is qabqabsiga xagga dhulka ah oo maalmihii ugu dambeeyay kusoo kordhayay magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Mooshinka“ Xildhibaanada waxaa ay Lumiyeen Kalsoonidii ay u Hayeen Guddoomiyaha mar haddii uu ku sifoobay Musuq” Xildhibaanada Mooshinka Xil-ka-qaadista Madaxweynaha ayaa War-Saxaafadeed ay soo gaarsiiyay Goobjoog News waxaa ay ku cambaareeyay Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sh. Cismaan Jawaari, kuna tilmaamay in uu Musuq iyo Xagar-daamo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dastuurka Oo Ka Warbixisay Ulajeedka Shirkii Dastuurka Ee Shalay Ka Furmay Muqdisho Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamed Sheekh Xuseen oo u waramay Goobjoog News, ayaa ka hadlay muhiimadda shir shalay magaalada Muqdisho ka furmay, kaasi oo lagu eegayay Dastuurka ayna ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Dowladda Ee Ceel-buur Oo Sheegay Inay Gacanta Ku Hayaan Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Taliska ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan degmada Ceelbuur ee Galgaduud ayaa sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ku dhaw degmadaasi ay kusoo qabteen sarkaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab.…