1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Billawday Gobalka Sh/dhexe Iyo Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Fataho Roobab ayaa xilligaan waxa ay ka billawdeen deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Dhexe, xilli ay jiraan digniin ah in fatahaad uu sameeyo wabiga Shabelle. Roobabkaan oo hadda aan wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidamada Booliiska Oo Kormeeraya Xeryaha Booliiska Ee Puntland Taliyaha ciidamada Booliiska Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo shalay safar ku tagay magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal ayaa sheegay in uu u kuurgalayo xaaladda ciidamada Booliiska Soomaaliyeed. Taliyaha Booliiska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Jubbaland Oo Xalinaya Muran Siyaasadeedka Ka Jira Gedo Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Jubbaland ayaa degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo, waxay u tageen inay xalliyaan khilaafka siyaasadeed ee ka dhex jira maamulka gobalkaasi iyo midkii hore ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Shilal Gaari Oo Ka Dhacay Gobalka Sanaag 24-kii saac ee ugu dambeeyay ayaa shilal gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawaca waxa ay ka dhaceen deegaanno duleedka ka ah magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag. Shilalkaan oo Laba ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wada Hadalka Mooshinka Laga Keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Billaabanaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in maanta oo ay ku beegan tahay Sabti 10 October 2015-ka uu si rasmi ah u billaaban doono wada hadalka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mushaar La’aanta Ciidanka oo Hoos Dhigtay Tayada Ciidanka Dowladda Soomaliya ayaa ku guuldareysatay in ay bixiso Mishaaraadka Ciidanka iyo quudintiisa arintaas oo wiiqday dagaalkii Ciidanka dowladda ay kula jireen xarakada Al-shabaab, sidaa waxaa daabacday Wakaaladda wararka ee Reuters.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Maleeshiyo Beeleed Oo Maanta Ka Taagan Bariga Gobalka Galgaduud Wararka naga soo gaaraya deegaanka Meygaag Budle ee bariga gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa beello wada deggan halkaasi. Xiisadaan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gaashaandhigga “Ciidamada Xoogga Dalka Iyo Kuwa Jubbaland Ma Dagaallamin” Wasaaradda gaashaandhiga ayaa qoraal kasoo baxa lagu sheegay in aanay jirin wax dagaal ah oo dhawaan magaalada Kismaayo ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland. Qoraalka ayaa sidaan u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyahay Dagaallo Ka Dhacay Degmada Ufurow Ee Gobalka Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay degmada Ufurow ee gobalka Baay, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Ciidamada dowladda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobabaka El Nino Oo Laga Baqayo In Saameyn Uu Ku Yeesho Qaar Ka Mid Ah Gobalada Dalka Roobabka El Nino ayaa la sheegay in Halis uu ku yahay Soomaaliya ayna saameeyaan dadka Soomaaliyeed qaarkood, kadib qoraal ka soo baxay Qaramada Madoobay. Roobabkaan oo qaarkood ka socda dalka…