1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Baay Iyo Bakool Oo Ka Digaya In Cadaald Darro Lagu Soo Xulo Xildhibaanada Koonfur Galbeed Odayaal Iyo waxgarad ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool ayaa ka digay in si cadaaladda baal marsan loo qaybsado xildhibaanada Barlamaanka koonfur Galbeed oo wali soo xulidooda ka socota…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay Degmada Xamar Jajab Ee Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxa ay howlgallo amni xaqiijin ah ka sameeyeen degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dad badan lagu soo qabtay. Ciidamada ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeerilaaliyaha Qaranka Oo Ka Hadlay Codsi Kenya u Gudbisay ICJ, Iskuna Hortaageyso Dacwadda Badda Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu kaga hadlay arrinta ku aadan qoraal codsi hourdhac ah oo dowladda Kenya u gudbisay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamuud “Hadii Aad Sharciga diideen, Meesha Aad Ka Gashaan Baan Aniguna Ka Geli” Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamuud oo ka mid ah xildhibaanadii mooshinka ka keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulankii maanta ka dhacay Villa Hargeysa waxa uu kaga dhawaaqay in mooshinkii uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari: Mooshinka Madaxweynaha Waxaa Ku Xisaabtamaya Xukuumadda iyo guddiyada ku shaqada leh. Xildhibaanada Mooshinka oo Labo Garab u Kala Jabay iyo Ugu horeyn waxaa madasha ka hadlay Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, isagoo sheegay in ujeedkiisu yahay in wixii fadhiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Shirkii Maareynta Mooshinka Madaxweynaha Oo Ka Furmay Magaalada Muqdisho Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho gaar ahaan Villa Hargeysa ka furmay shirka maareynta Mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Dastuurka oo Ka Furmay Muqdisho Ra’isul Wasaare ku xigeenka Federaalka Maxamed Cumar Carte ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa uu ka furay shir looga hadlayo Dastuurka KMG ah. Shirkan waxaa qeyb galaya Wasiirka Dastuurka Federaalka Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Gilgilay Bartamaha Ankara iyo Dhimasho Badan Oo Ka Dhalatay Sida ay sheegayaan Mas’uuliyiinta in ka badan 86 qof ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay in ay dhinteen in ka badan 126 waa ay ku dhaawacmeen. Qaraxyada ayaa ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dhallinyarada Oo Ka Walaacsan Shaqo La’aanta Haysa Dhallinyarada Soomaaliyeed Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay shaqo la’aanta haysan dhallinyarada Soomaaliyeed qaarkood, iyadoo la doonayo in dhallinta ay kaalin ka qaadato horumarka dalka. Wasiirka…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Saxafi Noocee ah ayey Dowladdu Jeceshahay?!! Cadaadiska lagu hayo Saxaafadda iyo Saxafiyiinta ma ahan arrin curdin ah, Loolanka Saxaafadda iyo dowladda waa mid soo jireen aheyd 50kii sano ee ugu dambeysay, Khubaro ay ka mid yihiin…