1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ku Dhaw Degmada Diinsoor Ee Gobalka Baay Wararka ka imaanaya degmada Diinsoor ee gobalka Baay ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi laga dareemayo xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab. Labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Aadan Madoobe “Xildhibaanada Ha Isku Tanaasulaan” Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xilligaan aan loo baahneen in xildhibaanada baarlamaanka ay kala aragti noqdaan, islamarkaana ay warbaahinta siyaabo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Dooneysa In Dacwadda Badda Ee Kala Dhaxeysa Soomaaliya Wada Hadal Lagu Dhameeyo Bedalkii Maxkamadda Kenya ayaa si rasmi ah u diiday muranka dhica badda ah ee kala dhaxeeysa Soomaaliya kaas oo ay horay Soomaaliya Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ugu gudbisay dacwad Kenya ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Wariyeyaashii TV-ga Universal Ka Xirnaa Oo Dib u Helay Xurriyaddooda Waxaa goor dhaw dib u helay Xurriyadooda Laba wariye oo ka tirsan TV-ga Universal ee magaalada Muqdisho, kuwaa oo u xirnaa hay’adda Nabad sugidda Qaranka muddo dhan Lix Maalin. Naciimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wada Hadalladii u Dhaxeeyay Dowladda Federaalka Iyo Somaliland Oo Dib u Billaabanaya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan dib u billaaban doono wada hadalkii ay kula jirtay maamulka Somaliland. Ra’iisul wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte oo u waramay warbaahinta dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Miino Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu goor dhaw ka dhacay qarax Miino, kaas oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Rajo Ka Muujiyay Xalinta Dagaalladii Qorilley Ee Gobalka Sool Maamulka Khaatumo State ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu xalliyo dhammaan xiisadda colaadeed ee ka taagan deegaanka Qorilley ee gobalka Sool iyo deegaanno kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ahlu-sunna Oo Xabsiga Dhigay Shaqsi Sheegay In uu Yahay Madaxweynaha Gobalada Dhexe Ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca ayaa xalay xabsiga dhigay Cabdullaahi Dhoodi oo shalay duleedka Dhuusamareeb kaga dhawaaqay inuu yahay madaxweynaha maamulka gobalada Dhexe. Maamulka Ahlu-sunna ee degmada Dhuusamareeb waxay sheegeen in C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Diyaarineysa Xeer Ciqaabeedka Ku Saabsan Kufsiga Haweenka Maamulka Puntland ayaa sheegay inay diyaarinayaan xeer ciqaabeed ku saabsan fal dambiyeedka Kufsiga Haweenka lagula kaco. Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha diinta Puntland oo qabatay shir wada tashi hal maalin ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoo Qaasim Cabdalle “Xildhibaanada Koonfur Galbeed Cid Aan Reer Ceelbarde Ahayn Kama Cabanayso” Odayaasha dhaqanka ee magaalada Baydhabo ku xareysan si ay usoo xulaan xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa faah faahin ka bixiyay halka uu marayo qorshaha soo xulista baarlamaanka maamukaasi. Nabadoon Qaasim Cabdalle…