2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Walaac Ka Muujisay Hanaanka Dib Loogu Celinayo Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Dalkeeda Ku Sugan Wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya Joseph Nkaissery ayaa sheegay in marka la fiiriyo heshiiskii Seddex geesoodka ahaa ee dhexmaray dowlada Soomaliya Kenya iyo hay’ada qaxootiga ee UNHCR aysan jirin tiro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Sheegtay In Amni Aanu Ka Jirin Deegaanadeeda Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland ahna kusimaha madaxweynaha Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo khudbad kajeediyey shir looga hadlayey barnaamijka horumarinta degmooyinka Puntland oo Garoowe ka dhacay ayaa ka hadlay ammaanka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka UK “Mooshinka Laga Geeyay Madaxweynaha Soomaaliya Waxa Uu Qatar Ku Yahay Doorasho Dhacda 2016” Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha soomaaliya uu Qatar ku yahay doorashada la filayo inay dalkan ka dhacdo 2016-ka. Safiirka Dowladda Ingariiska ee Soomaaliya Harriet Mathews…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Duleedka Baardheere Ee Gedo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay duleedka degmada Baardheere, halkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo u Yeertay Safiirka Ruushka u Fadhiya Dalkeeda Dowladda turkiga ayaa u yeertay markale safiirka ruushka u fadhiya dalkeeda kadib markii Turkigu uu sheegay in markale hawadeeda uu ku xadgudbay dalka Ruushka. Ciidamada cirka ruushka ayaa todobaadkan gudihiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Bankiga Aduunka oo Ku Faanay in dadka Saboolka ah ay ka yaraan doonaan 10% dhamaadka sanadka 2015-ka Warbixintan uu Saacado ka hor soo saaray Bankiga Aduunka ayaa lagu sheegay in Saboolnimada iyo faqriga dunida uu ku yimid hoos u dhac taariikhi ah sanadkan. Warbixinta ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Safiirka Denmark ee Soomaaliya Mette Knudsen waa 45 jir, waxaa ay dhalatay September 1970 iyadoo ka qalin jabisay Jaamacadda Aarhus Universitet oo ah Jaamacad Sumcad ku leh dalka Denmark ahna Jaamacadda labaad ee horeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ka Guddoomay Safiirka Denmark Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Safiirka Cusub ee Dowladda Denmark ay usoo Magacaawday Soomaaliya Mss Mette Knudsen Xarunta Madaxtooyada Qaranka uga Guddoomay, warqadaheeda aqoonsiga Safiirnimo. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka oo Qiyaasay in 1.5 Milyan oo Qaxooti Dalkiisa Iman Doonaan 2015-ka Wargeyska afka dheer Bild newspaper ayaa daabacay maanta oo Isniin ah in dalka Jarmalka ay filayaan 1.5 Milyan oo Qaxooti in ay galaan sanadkan 2015-ka. Wargeyska oo soo xigtay Warbixino…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Canug oo Mid Aad u Yar Yahay oo Laga Helay Xeebta Giriiga Meydadka Labo Cunug oo Mid Muluq ayaa Laga Helay Xeebta Giriiga, Labadan Meyd ayaa la sheegayaa in ay Milmeen, Jirkoodana soo uray. Meydadka ayaa laga helay Axaddii Jasiirad ku taallo…