1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Ku Fataho Degmada Jowhar Cabsi xooggan ayaa soo wajahday shacabka ku dhaqan degmada Jowhar ee gobalka Shabellaha Dhexe, taasi oo ku aadan in fatahaad uu sameeyo wabiga Shabelle. Shacab aad u badan oo kaashanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Koonfur Galbeed Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Soo Xulista Xildhibaanada Maamulkaasi Waxgaradka maamulka Koonfur galbeed ayaa ka hadlay muranka ka taagan soo xulista xildhibaanada baarlamaanka ee maamulkaasi, iyaga oo dhinaca kalena been abuur ku sheegay in is daba marin ay jirto.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Dagaal Ka Dhacay Degmada Beledxaawo Ee Gedo Faah Faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa iska horimaad u dhaxeeyay ciidamada maamulka degmada Beledxaawo oo qaab qabiil u abaabulan oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay degmadaasi. Inta la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Wata Daadad Xooggan Oo Ka Da’ay Gobalka Waqooyi Bari Kenya Wararka ka imaanaya gobalka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka billawdeen roobab wata daad xooggan, kaasi oo saameyn ku yeeshay dadka ku dhaqan gobalkaasi. Roobabkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan Deegaanka Ceelcadde Ee Gedo Oo Xaaladooda Nololeed Laga Deyrinayo Qaar ka mid ah dadka barakacyaasha ah ee ku sugan deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay hayso xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabkii Horay Uga Barakacay Degmada Qansaxdheere Ee Gobalka Baay Oo Dib Ugu Laabanaya Degmadaasi Shacabkii horay uga barakacay dagaalladii ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobalka Baay ayaa lagu so waramayaa in haatan ay billaabeen inay dib ugu laabtaan degmadaasi. Gudoomiyaha Qansaxdheere Isaaq Bukud ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Ku Sugan Duleedka Kismaayo Oo Sheegay In Weerar Ay Kala Kulmeen Ciidamada Jubbaland Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in werar ay kala kulmeen ciidamada Jubbaland. Cabdirashiid Macalin Gaas oo ka mid ah saraakiishan ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururuada Indhoolayaasha Afrika Oo Shirweyne Uga Furmay Kampala Magaalada Kampala ee dalka Uganda waxaa Maanta ka furmay Shirwayne ay ka qayb galayaa Ururada Indhoolayasha ee wadamada Afrika oo Soomaaliya ay ku jirto Shirkan ayaa ah kii Lixaad oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta oo Ballan Qaadey in Wariyayaasha xiran Helli doonaan xuquuqdooda dastuuriga ah Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maanta ku soo noqday Muqdisho ayaa ka hadlay xariga Wariyaasha Universal TV. Maareeye ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Wadatashiga Iyo Dimuqraadiyadda Oo Ku Baaqday In Lasii Daayo Wariyeyaal u Xiran Dowladda Federaalka Madasha midnimada iyo dimuqraadiyadda ayaa cambaareysay xarigga loo geystay Agaasimahii Bariga Afriga ee TV-ga Universal iyo Wariye Cawil Daahir Salaad oo isna TV-gaasi ka tirsan. War-saxaafadeed ay madashu soo saartay…