1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Ku Sugan Degmada Balanballe Oo Laga Wacyi Gelinayo Burcadbadeednimada Magaalada Balanballe waxaa ka soconaya barnaamijyo dhallinyarada looga wacyi galinayo burcad badeednimada iyo in ay ka qeyb qaataqn dhibaatooyinka amnidarrada ah. Axmed Aadan Ashkir oo ah gudoomiyaha Urur dhallinyaro oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Lagu Eedeeyay Dilalka Ka Dhaca Duleedka Magaalada Gaalkacyo Waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo qaarkood ayaa ku eedeeyay mamulka Puntland in mas’uul uu ka yahay dilal loo geystay dad shacab ah, kuwaa oo ka dhacay duleedka magaaladaasi. Nabadoon Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Cambaareysay Xarigga Wariyeyaal Ka Tirsan Tv-ga Universal Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska ururka saxafiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee Nusug ayaa lagu cambareeyay xariga wariyeyaal ka tirsan Talefishinka Universal. Warsaxaafadeedka ayaa sidaan u qornaa:- Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyeyaal Ka Tirsan Talefishinka Universal Oo Lagu Xiray Magaalada Muqdisho Maamulka Talefishinka Universal ayaa sheegay in hay’adda nabad sugidda qaranka ay magaalada Muqdisho ku xirtay Labo ka mid ah wariyeyaasheeda. Madaxa Wararka Tv-gaasi Maxamed Axmed Xaaji (Cagmadhige) oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanno Hoostaga Degmada Cadaado Ee Gobalka Galgaduud Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan deegaanno hoostaga degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa ka cabanaya biyo la’aan saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Deegaanka Docoley oo ku dhaw…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Adag Oo Soo Wajahday Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Ku Xiran Xabsiga Mombasa Ee Dalka Kenya Dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed ayaa ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Mombasa ee dalka Kenya, iyadoo lagu eedeeyay in ay burcad badeed yihiin. Cabdi Saciid oo ka mid ah dhalinyaradaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Magaalada Baladweyne Oo Saaka Hawada Ka Maqan Wararka laga helayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in saaka ay hawada ka maqan tahay Isgaarsiinta magaaladaasi. Dadka ayaa saaka markii ay soo tooseen waxay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirwac “Walaac Baan Ka Qabnaa Qaabka Mooshinka Uu u Socdo” Jilayaasha aan dowliga ahayn ee SOSCENSA ayaa sheegay in walaac ay ka qabaan hanaanka hadda loo wado mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Gudoomiyaha SOSCENSA Cabdullaahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Oo Howlagallo Ka Sameeyay Deegaanno u Dhaxeeya Muqdisho Iyo Afgooye Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Nabad sugidda ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay howlgallo ka sameeyeen deegaannada u dhaxeeya magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye. Howlgalkaan oo saacado badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Mar Kale Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay Usoo Safraan Soomaaliya Dowladda Maraykanka ayaa mar kale uga digtay muwaadiniinteeda inay usoo safraan Soomaaliya, oo ay sheegeen in weli amniga aanu ahayn mid la’isku halayn karo. Waaxda arrimaha dinbadda Maraykanka ayaa qoraal…