1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Puntland Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Ka Socda Gobalka Sool Dallada guud ee dhalinyarada Puntland ayaa ku baaqday in si shuruud la’aan ah lagu joojiyo dagaal beeleedka ka socda gobalka Sool, gaar ahaan deegaanka Qorilley. Gudoomiyaha dallada dhallinyarada Puntland Aweys…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Diyaarado Dagaal Oo Dadka Cabsi Geliyay Oo Lagu Arkayo Gobalada Baay Iyo Bakool Wararka naga soo gaaraya gobalada Baay iyo Bakool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi saaka lagu arkayo diyaarado dagaal oo qalqal ku beeray dadka shacabka ah. Diyaaradahaan oo joog hoose ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Hor Leh Oo La Dhigay Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Maamulka deegaanka Mareerey ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in isbaarooyin hor leh lasoo dhigay deegaankaasi iyo sidoo kale deegaanada kale ee ku dhaw. Gudoomiyaha deegaanka Mareerey Sayid Baalle Mayow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amiir Nawaaf Bin Cabdi Casis oo Geeriyooday Nawaaf Bin Cabdi Casis oo ahaa La taliyaha Boqorka Sacuudiga ayaa Talaadadii geeriyooday sidaa waxaa sheegtay dowladda Sacuudiga. Amiir Nawaaf, waxaa uu horay u soo noqday Wasiirka arimaha gudaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Khasaare Geystay Oo Maanta Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Nawaaxiga Isgoyska Banaadir Ee Muqdisho (Sawirro) Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa maanta ka kacay nawaaxiga Isgoyska Banaadir, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada aada Isbitaalka Digfeer. Dabkaan ayaa ka kacay makiinad ku shaqeysa Oksajiin,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Nigeria Oo Isku Magacaabaya Wasiirka Petrolka Dalkaasi Madaxweynaha Nageria ayaa Wakaaladda Wararka ee Reuters u sheegay Talaadadii in uu qaban doono Wasaaradda Petroolka dalkiisa. Maxamed Bukhaari ayaa sababta ku sheegay in aanay jirin cid kale uu ku…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Diiwaangelinta Shaqaalaha Gaarka Ah Ma mid Waxtar u Leh Baa Shaqaalaha? Horaantii Sanadkan ayey wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya soo bandhigtay khorshe ku saabsan Nidaamka Diiwaangelinta Shaqaalaha Gaarka ah. 24-kii bishii June ee sanadkan kulan lagu qabtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Magaalada Baladweyne Oo Ku Dhaw Inuu Dawo La’aan u Xirmo Maamulka Isbitaalka Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in Dawo la’aan baahsan ay xilligaan ka jirto Isbitaalkaasi, iyadoo cabsida ugu daran tahay inuu Isbitaalka Xirmo. Agaasimaha Isbitaalkaasi Axmed Maxamed Khaliif oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf Ka Dhex Curtay Duqa Magaalada Gaalkacyo Iyo Golaha Deegaanka Ee Magaaladaasi Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in khilaaf uu xilligaan ka dhex curtay duqa magaalada Gaalkacyo Bile Diini Cali iyo sidoo kale golaha deegaanka magaaladaasi. Khilaafkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Somaliland Oo Ka Shiray Xariga Fanaaniinta Xidigaha Geeska Maamulka Somaliland ayaa kulan degdeg ah ka yeeshay waxa laga yeelayo xariga Afar Fanaan oo ka tirsan Xidigaha geeska, kuwaa oo magaalada Muqdisho ku dhigay Bandhig faneed. Wasiirka Arimaha gudaha…