1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Dalka Imaaraadka Uga Mahadcelisay Dhaawacyada Dalkooda Lagu Daaweynayo War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu amaanay dadaalka iyo waxqabadka dalka Imaaraadka ka wado dalka Soomaaliya iyo qaadista dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Isniintii 21 bisha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar Soomaali ah”Safiya” oo Loogu Magacdaray Howlgalka Miwoga Yurub ee Ka Hortagga Tahriibka Midowga Yurub ayaa howl-galkiisa ka dhanka ah Tahriibka Sharci darada ah ee badda Mediterranean ugu magac daray Safiya taas oo ah gabar yar oo laga badbaadiyay Xeebta Liibiya bishii hore, Wakiilada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ban Ki Moon Oo Baaq u Diray Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa baaq u diray guud ahaan siyaasiyiinta iyo shacabka Soomaaliyeed, kaasi oo ku aadan horumaradda dalka iyo Hiigsiga 2016-ka. Xoghayaha ayaa sheegay in…
14 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbaddii Madaxweyne Xasan Uu Ka Jeediyay Shirkii Looga Hadlayay Soomaaliya Ee New York Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay waxa uu khudbad aad u dheer ka jeediyay shir gaar ah oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya. Hadaba Goobjoog News, ayaa halkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Arinta Suuriya Oo Hareysay Kulanka Obama iyo Putin Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay in dalkiisa uu taageerayo Bashaar Al-Asad lakin waxaa uu meesha ka saaray in dagaal dhulka ah ay la gali doonaan Kooxda Daacish. Labada Madaxweyne ee Obama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya Oo Ka Dhacay New York Magaalada New York ee dalka Maraykanka waxaa ka dhacay shir gaar ah oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, kaasi oo ay si wadajir ah u shir gudoominayeen Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaq Nabadeed Loo Diray Beello Ku Dagaallamay Deegaanka Xawaadley Ee Sh/dhexe Gudoomiyaha Maxkamadda racfaanka ee gobalka Shabellaha Dhexe Sheekh Axmed Xaaji Ibraahim ayaa ugu baaqay inay nabadda qaataan beello dhawaan ku dagaallamay deegaanka Xawaadle ee gobalka Shabellaha Dhexe. Waxa uu sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Beeraha: Waa Qalad In Hay’adaha Samafalka Raashiin Keenaan Xilliga Uu Dalaga Dalka Soo Go’o Wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha xukuumadda Soomaaliya Cabdicasiis Saalax Carmaan oo u waramay Goobjoog News, ayaa ugu horeyn waxa uu ka hadlay waxqabadka ka wasaarad ahaan, waxaana uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub Ee Somaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Gaaray Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo taliyaha guud ee ciidanka Midowga Yurub ee Soomaaliya Jeneraal Patrick, iyo ciidamo gaar ah oo uu watay. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Deegaanka Ceelcadde Ee Gedo Oo Ku Dhaawacmay Miino Loogu Aasay Gurigiisa Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in gudoomiyaha deegaankaasi uu ku dhaawacmay Miino la sheegay in gurigiisa loo dhex dhigay. Miinadaan oo ahayd sida la…