1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Beeleed Ka Socda Deegaanka Qorilley Ee Gobalka Sool Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal beeleed shalay dib uga billawday deegaanka Qorilley ee gobala Sool, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Inta la xaqiijiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Ciidamada Nabad Sugidda Jubbaland Oo Sheegay Inay Fashiliyeen Miino Lagu Aasay Kismaayo Saraakiisha ciidamada Nabad sugidda maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay fashiliyeen Miino lagu aasay garoonka Kubadda cagta Waamo, ee magaalada Kismaayo, halkaasi oo dhalinyarada ay maalin walba u ciyaar tagaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Oo Shuruud Ku Xirtay Aqoonsi Siinta Dhaqtarka Wasiirka caafimaadka maamulka Puntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Ciise Cuuke ayaa ka dhawaajiyay in aysan aqoonsi buuxa siin doonin dhaqtar aan kasoo shaqeyninin isbitaallada dadweynaha ama meelaha fog fog ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jabuuti Oo Ugu Baaqay Wadamada Caalamka Inay La Dagaallamaan Al-shabaab Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle oo ka qeybgalay kulan gaar ah oo looga hadlay arrimaha waxa loogu yeero argagaxisada ayaa sheegay in dhammaan wadama caalamka ee daneeya ciribtirka Argagaxisada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Loogu Baaqay Inay Xoojiso Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Madaxda ka qeybgaleysa shirka Qaramada Midoobay uga socda magaalada New York ayaa ugu baaqay ciidamada Soomaaaliya iyo saaxiibadooda Amisom in ay sii wadaan hawlgalada ka dhanka ah xarakada Al-shabaab si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Taliye Cusub u Magacaabay Howlgalka Atlantic Ee Lagula Dagaalamayo Burcad Badeedda Soomaalida Gudiga siyaasadda iyo aminaga ee midowga Yurub ayaa u magacaabay taliye cusub hawlgalka Atlantic ee lagula dagaalamayo burcad-badeeda Soomaaliyeed. Midowga Yurub ayaa u magaacabay Admiral Stefano Barbieri oo dhalashjadiisu tahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Soo Dhaweeyay Baaqa Djibouti Ee martigelinta Shir Ay Isugu Yimaadaan Madaxda Dalalka Ay Ciidammada Ka Joogaan Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay talo soo jeedinta Madaxweynaha Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ee martigelinta shir madaxeed gaar ah oo dalalka ciidammada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Gacanta Ku Dhigay Dhalinyaro Ay Ku Sheegeen Al-shabaab Iyo Hub Ay Wateen Ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay Afar Dhallinyaro ah iyo hub ay wateen, kuwaasi oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab. Howlgal ay ciidamadaan ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Fanaaniintii Ku Xirnaa Magaalada Hargeysa Oo Maxkamad Lahor Geeyay Maxkamadda Hargeysa ayaa maanta waxaa la horgeeyay Afar Fanaan oo ka tirsan kooxda xidigaha geeska, kuwaasi oo loo xiray Bandhig faneed ay magaalada Muqdisho ku qabteen awgeed. Markii maxkamadda la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Dib Uga Qarxay Deegaanka Qorilley Ee Gobalka Sool Wararka ka imaanaya deegaanka Qorilley ee gobalka Sool, ayaa ku waramaya in halkaasi uu dib uga qarxay dagaal beeleed, u dhaxeeya Maleeshiyaad halkaasi ku wada sugan. Dagaalkaan ayaa dib uga…