2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska AMISOM Oo Qiray In Askari Ka Tirsan Ciidankooda Uu Dilay Wiil 14-sano Jir Ah Taliska AMISOM ayaa qiray in askari ka tirsan Ciidamadooda uu dil u gaystay shalay wiil 14sano jira ah oo kubad ku cayaarayay Garoonka Kubada Cagta ee Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Ciidamada…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha 70-aad Ee Golaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Furmay iyo Ajendayaasha Looga Hadlayo Kulamada Kalfadhigan 70naad ee Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa waxaa ay furmeen September 15, 2015 iyadoo ay horay u kulmeen guddiyo kala duwan iyo shirar badan sida Shir Madaxeedkii lagu ansixiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka Mid Askarta Canshuurta Qaadda Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Goor dhaw ayaa mid ka mid ah ciidamada dowladda Hoose ee Xamar waxaa lagu dilay Suuqa Siinaay ee degmada Warta Nabadda xilli uu Canshuur uruurinayay. Laba nin oo ku hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Badan Oo Cabsi Dagaal Uga Barakacay Deegaanno Ka Mid Ah Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in shacab aad u badan ay ka barakaceen deegaanadii ay gobalkaasi ka deganaayeen, ka dib markii ay u adkeysan waayeen dhowr jeer…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ugu Sareeya Ciidamada Puntland Oo Sheegay Inuu Is Casilayo Jeneraal Saciid Maxamed Xirsi (Dheere) oo ah taliyaha ciidamada Puntland ayaa ku hanjabay inuu is casili doono hadii aan degdeg lagu bixin mushaarka ciidamada maamulkaasi. Waxa uu sheegay in guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Britten Oo Ciidamo Usoo Direysa Soomaaliya Dowladda Britten ayaa sheegtay in dalka Soomaaliya ay usoo diri doonto ciidamo kuwaasi oo gacan siin doona ciidamada Midowga Afrika ee dalka ka howlagala. Ra’iisul wasaaraha dalkaasi David Cameron ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Gaar Ah Oo Looga Hadlayo Arrimaha Soomaaliya Oo Maanta Ka Dhacaya New York Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa si wadajir ah waxay maanta u hogaamin doonaan shir gaar ah oo looga hadli doono arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Dhan Ah Isbaarada Ka Billaabay Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal lagula dagaallamayo kooxaha dhigta Isbaarada ayaa waxay ka billaabeen deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose. Gudoomiyaha deegaanka Leego ee gobalka Shabellaha Hoose, Abuukar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Baaq u Diray Ahlu-sunna Waljameeca Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa baaq nabadeed waxa uu u diray Ahlu-sunna Waljameeca, isaga oo sidoo kale ka hadlay arrimo ku aadan safarro uu Muqdisho ku joogay. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Howlan Xalinta Dagaal Beeleed Ka Dhacay Sool Waxgaradka gobalka Sool ayaa billaabay xalinta dagaal beeleed dhawaan ka dhacay gobalkaasi, kaasi oo u dhaxeeyay beello walaalo ah oo halkaasi wada deggan. Nabadoon Axmed Muxumad oo ka mid ah…