3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Midnimada iyo Dimoqoraadiyadda Oo Kasoo Horjeesatay Go’aankii Gudoomiye Jawaari War-saxaafadeed kasoo baxay madasha midnimada iyo dimuqraadiyadda ayaa lagu sheegay inay kasoo horjeedaan go’aan dhawaan gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari kasoo saaray mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Booliiska Jubbaland Oo Saldhigyo Ka Sameysanaya Jubada Hoose Taliska ciidamada Booliiska maamulka Jubbaland ayaa sheegay in bisha soo socota ay guud ahaan degmooyinka gobalka Jubada Hoose, ee ay maamulaan ka dhisi doonaan saldhigyada ciidamada Booliiska, si ay uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalaya Shirweynaha 70-aad Golaha Guud Ee Qaramada Midoobay Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay booqasho Seddex maalmood ah ugu ambabaxay magaalada New York ee dalka Mareykanka halkaas oo uu kaga qeybgeli doono Shirweynaha 70-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Ku Geeriyootay Qarax Miino Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in qarax Miino uu ka dhacay goob maqaayad ah oo ku taallay magaaladaasi, halkaasi oo ay ka dhalatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kuwait Oo Qabaneysa Shir Dhaqaale Loogu u Ruurinayo Waxbarashada Soomaaliya Dowladda Kuwait waxay qalqaalineysaa in ay marti geliso shirweyn dhaqaalo loogu uruurin doono waxbarashada Soomaaliya dabayaaqada sanadkaan 2015-ka. Wasiirka arrimaha dibadda ahna ku xigeynka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdisalaan Cumar Hadliye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mina: Xujey Soomaaliyeed Oo La La’yahay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo xujey ah ayaa lagu la’yahay magaalada Mina oo dhawaan ay ku geeriyoodeen xujey ka badan kun qof, ka dib markii ay is buurteen. Wasiirkii hore ee Kalluumaysiga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyinka Gobalka Shabellaha Hoose Oo Xal Loo La’yahay Maalinba maalinta ka dambeysa waxaa isasoo tarayay cabashada dhanka isbaarada gobalka Shabellaha Hoose ah, iyadoo dhibaato loo geysto gaadiidka iyo shacabka ku safraya gobalkaasi. Qaar ka mid ah Dawaralada kaxeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Dhawaan Ay Billaabayaan Dhismaha Wadooyin Iyo Iskuullo Maamulka Galmudug ayaa sheegay in dhawaan deegaanada maamulkaasi ka arrimiyo ay ka billaabi doonaan dib u dhiska wadooyin waaweyn, iskuullo iyo dekadda magaalada Hobyo. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Dhaqan Degmada Jowhar Oo Aan Ka Qeybgalin Damaashaadka Ciidul Adxaa Qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe, ayaa waxay sheegeen in aysan ka qeybgalin marnaba damaashaadka ciidul Adxaa, xaalado nololeed…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Soma Oil & Gas Oo Mar Kale Dafirtay Dacwadda Loo Haysto, Rajana Ka Qabta Inay Guuleysato Shirkadda Soma Oil & Gas ayaa mar kale iska diiday eedemo loo soo jeediyay oo ah si qeynuunka waafaqsaneyn ay u waday howlaheeda shaqo, iyadoo shirkadani ay qandaraas shidaal baaris…