1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Dad Badan Ku Dhinteen oo Ka Socda Gobolka Sool Dagaal Beeleedyo ayaa mar kale ka bilowday gobolada Waqooyi ee dalka gaar ahaan gobolka Sool halkaas oo saaka ay labo beelood dad badan isaga dileen. In ka badan 10 qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Masar Sisi oo Cafiyay Saxafiyiintii Al-jazeera Madaxweynaha Masar Cabdifitax Al-sisi ayaa cafis u fidiyay Saxafiyiinta Aljazeera ee Maxamed Fahmi iyo Bahir Maxamed Cafiska waxaa sidoo kale ku jiraa ilaa 98 Masbuux kale oo u xirnaa arimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Poland oo Baaraya Muwaadiniinteeda uga Dhintay Qaraxii Muqdishu. Dowladda Poland ayaa baareysa dad uga dhintay qaraxii todobaadkan ka dhacay magaalada Muqdishu. Inta la xaqiijiyay 11 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 14 kalana waa ku dhaawacmeen weerarkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Digniin u Diray Milkiilayaasha Leh Guryaha Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa digniin u diray Milkiilayaasha leh dhammaan guryaha ku yaallo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, taasi oo ah ka feejignaanta dadka laga kireynayo guryahaasi. Axmed Carab oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malaayiin Taagan Buurta Carafa si ay U Gutaan Waajibka Ugu Muhiimsan Xajka Malaayiin Muslimiin ah ayaa maanta taagan Buurta Carafa si ay u gutaan waajibka ugu muhiimsan Xajka ee sanadkan iyo sanad walba. Xaramka waxaa galabtii Talaadada ka da’day roobab dabeylo wata,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan. Ciidamada dowladda ayaa la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Xulista Xubnaha Golaha Deegaanka Boosaaso Oo Gabagabo Maraysa Guddiga doorashada golaha deegaanka ee Boosaaso ayaa uga digay soo xulayaasha xildhibaanada golaha deegaanka ee magaaladaasi, inay soo xushaan xildhibaanno aan u qalmin, xilli heer gabogabo ah la marayo. Guddigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Isku Shuban Ee Bari Oo Ka Hadlay Saameynta Uu Reebay Dab Dhawaan Ka Kacay Deegaankaasi Maamulka deegaanka Isku shuban ee gobalka Bari ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay saameyntii uu reebay dab xooggan oo dhawaan ka kacay dhul beereed ku yaalla deegaankaasi. Duqa degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Cabdicasiis Oo Sheegay In Shacabka u Ciideysanaya Xeebta Liido Loo Diyaariyay Adeegyo Ay Ku Damaashaadaan Maamulka degmada Cabdicasiis ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in ay ciidda awgeed u diyaariyeen adeegyo dhowr ah oo loogu tala galay in dadka ay ku damaashaadaan. Cismaan Muxudiin Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Sheegay In Si Xoog Ah Kusoo Furteen Maxaabiis Kaga Xirneyd Xasbiga Laascaanood Maamulka Khaatumo State ayaa sheegay in xabsiga magaalada Laascaanood ay si xoog ah kaga soo furteen maxaabiis halkaasi ku xirneyd, ka dib markii Somaliland ay xukuntay. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi…