1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Gaari Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Nawaaxiga Villa Soomaaliya Abaare salaadii Maqrib ee caawa ayaa qarax aad u xoogan waxa uu ka dhacay banaanka hore ee madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhaw Koontaroolka Koowaad, dacalkana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Wadatashiga Ee Dowladda Iyo Maamul Gobaleedyada Oo War Murtiyeed Laga Soo Saaray (Akhriso) Shirkii magaalada Muqdisho uga soconayay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada dalka, ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray War Murtiyeed. Shirkaan ayaa waxyaabaha la’isku af gartay waxaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Nabadda Adduunka Oo Muqdisho Laga Xusay (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wakiilka Q/midoobay u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Kay ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay maalinta nabadda adduunka, taasoo sanadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Afgooye Oo Maanta Tababar Looga Furay Magaalada Muqdisho Qaar ka mid ah beeraleyda gobalka Shabellaha Hoose, gaar ahaan degmada Afgooye ayaa maanta loo furay tababar xagga beerashada ah, waxaana tababarkaasi soo agaasintay wasaaradda Beeraha ee xukuumadda Soomaaliya. Agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Loogu Magac Daray u Ducee Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Muqdisho Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka, waxaa maanta ka dhacay kullan ballaaran oo loogu magac daray u ducee Soomaaliya, waxaana ka qeygalay Qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Haween iyo Wasiirka wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Itoobiyaan Ah Oo Kismaayo u Tagay Sahminta Halka La Dejinayo Ciidamo Ka Socda Dalkooda Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, waxaa gaaray saraakiil ka socota dowladda Itoobiya, kuwaa oo la sheegay in ay sahminayaan halka la dejin lahaa ciidamo Itoobiya ah oo dhawaan…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Qaraxyada iyo Weerarada Ka Dhacay Dalka Kenya Maanta oo kale 2013kii Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay weerar lagu qaaday Westage Mall oo ah suuq ganacsi oo ku yaallo bartamaha Nairobi,waxaa halkaas ku dhintay in ka badan 67 qof halka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Sheegay In Marnaba Aysan Ka Qeybgalin Shirka Wadatashiga Ee Muqdisho Maamulka Puntland ayaa sheegay in aysan ka qeybgalin shirka wada tashiga ee magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhaxeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada dalka. Afhayeenka maamulka Puntland Cabdullaahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib “Milatariga Soomaaliya Ma Haysto Daryeel” Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib oo ah qabiir dhanka ciidamada, islamarkaana xilal kala duwan oo dhanka ciidanka ah soo qabtay, ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya, in iyada sabab u tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Baabi’iyay Dalag Beereed Oo Ka Kacay Deegaanka Isku Shuban Ee Gobalka Bari Dab xooggan ayaa ka kacay dhul beereed aad ballaaran, kaasi oo ku yaalla deegaanka Isku shuban ee gobalka Bari, halkaasi oo khasaare hantiyeed uu ka dhashay. Dabkaan oo illaa iyo…