1 daqiiqo Sheeko:Dalka Militariga Burkina Faso oo Kooxdii Afgambiga Geysatay Ku Amray in Ay is Dhiibaan Hogaamiyaasha Militariga dalka Burkina Faso ayaa u qabtay Kooxdii Afgambiga ka geysatay dalkaasi in ay is dhiibaan, hubkana iska dhigaan. Sarkaal u hadlay Ciidanka ayaa sheegay in kooxdaas loo qabtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Shaqo Kuma Lihin Shirkii Ka Dhacay Xamar Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo ku aadan arrimaha wada hadalka ee Somaliland iyo sidoo kale in dhanka wada hadalka loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Xoolaha Nool Ee Suuqyada Dalka (Sawirro) Iyadoo maalmo kooban ay naga xigaan munaasabada Ciidul Adxa oo ah munaasabad dadka muslimiinta ah ay gowracaan xoolo badan si ay ugu udxiyeyestaan, ayaa wariyaal ka tirsan Goobjoog News, waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faafaahinta Heshiiska Golaha Wada Tashiga Qaranka Shirkii isniintii lagu soo gabagabeeyay Muqdisho ee Wada tashiga waxaa la isku afgartay in la dhiso Madal wada tashi qaran taas oo shaqadeeda tahay sidii dalka loo gaarsiin lahaa doorashooyin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Hadlay Sababta AMISOM Ku Kalliftay Inay Isaga Baxaan Deegaanno Ka Mid Ah Shabellaha Hoose Aqoonyahan Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka ammaanka ayaa ka hadlay sababta AMISOM ku kalliftay in ciidamada AMISOM ay baneeyaan deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Hoostaga Magaalada Gaalkacyo Ee Gobalka Mudug Deegaanno hoostaga magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay ka taagan tahay biyo la’aan aad u baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo deegaanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Difaaca Baarlamaanka Oo Baaq u Diray Dhalinyarada Soomaaliyeed Guddi difaaca baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed in ay ka qeybqaataan nabadda iyo hormarka dalka. Gudoomiyaha Guddigaasi Xuseen Carab Ciise oo u waramay Idaacadda Goobjoog ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Guullo Ka Sheegatay Dagaallo Ay La Galeen Al-shabaab Taliska ciidamada AMISOM ee gobalka Hiiraan ayaa guullo ka sheegtay dagaallo ay gobalkaasi kula galeen ciidamada Xarakada Al-shabaab. Taliyaha qeybta Sedaxaad ee ciidamada Jabuuti oo ka mid ah Howlgalka AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Wada Hadal Ay Ku Dhameen Doonaan Khilaafyada Ka Jira Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay wada hadal ku dhameyn doonaan khilaaf walba oo ka jira gobalka Galgaduud, islamarkaana ay ku dadaalayaan nabadda iyo wada hadalka. Wasiir ku xigeenka warfaafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madal Wada Tashi Oo Looga Dhawaaqay Shirkii u Dhaxeeyay Dowladda Iyo Maamul Gobaleedyada Iyadoo manta magaalada Muqdisho uu kusoo gaba gaboobay shirka wada tashiga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maa gobaleedyada, ayaa hadana waxaa shirkaasi looga dhawaaqay madal wadatashi ah. Madashaan ayaa ka kooban…