1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Degmada Dhuusamareeb Ee Galgaduud Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in nin hubeysan uu rasaaseeyay nin kale oo shacab ah kaas oo fadhiyay maqaaxi ku taalla magaaladaasi. Goojooge ku sugan degmada Dhuusamareeb ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soma Oil & Gas oo ay Soo Wajahday Sumcad Xumo, Hoos u Dhac Dhaqaale iyo Qorshe La’aan Shirkadda Soma Oil & Gas ayaa sheegtay in baaritaanka lagu wado uu horseeday Sumcad Xumo, Hoos u Dhac Dhaqaale iyo Qorshe La’aan ku yimid shirkadda sida lagu daabacay Bloomberg. Shirkadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Biyo La’aan Ayaa Ka Jirta Mudug Iyo Galgaduud Maamulka Galmdug State ayaa ka qeylo dhaamiyay Biyo la’aan baasan oo ka jirta deegaanno ka mid ah gobalada Mudug iyo Galgaduud, iyadoo guddi dhawaan loo diray qiimeynta biyo la’aanta ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dad Ku Dhintay God Carrada Laga Qodo Oo Kusoo Dumay, Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in Seddax qof ay ku geeriyootay god laga qodo Carrada oo ku taal deegaanka Laba Dhagax ee duleedka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekadda Magaalada Boosaaso Oo La Ballaarinayo Waxaa gabi ahaanba la faarujiyay nawaaxiga dekadda weyn ee magaalada Boosaaso, taas oo ballaarin lagu sameynayo. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland oo booqday Dekadda oo dhawaan dib u dhis ballaaran…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Boosaaso Oo Dib Loogu Soo Celiyay Dhallinyaro Dhawaan U Tahriibtay Yemen Taliska ciidamada Booliiska Puntland ee gobalka Bari ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay 14-dhallinyaro ah oo dhawaan qaab tahriib ahaan looga kaxeeyay magaalada Boosaaso, kuwaa oo la geeyay Yemen,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Guddiga Farsamada Ee Maamulka Loo Sameynayo Sh/dhexe Iyo Hiiraan Oo Gabagabo Maraya Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in haatan meel gabagabo ah uu marayo qorshaha la doonayo in lagu dhiso maamulka Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Agaasimaha guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Saawaariiq ay Ciidan Ku Dhinteen oo ku Dhacay Xarunta Xukuumadda Ilaa 13 qof oo ciidan ah ayaa ku dhintay halka 9 kale ku dhaawacmeen Sawaariiq lagu garaacay xarunta ay ku shaqeyso Xukuumadda Yemen ee magaalada Cadan. Afhayeen u hadlay dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamadii Ku Dagaallamay Degmada Beledxaawo Oo La Wada Hadal Siinayo Saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegay in la wada hadal siinayo ciidamo dhawaan ku dagaallamay degmadaasi, kuwaa oo qaab beeleed u abaabulan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Horay Ugu Dagaallamay Degmada Caabduwaaq Oo La Heshiisiiyay Waxgaradka degmada Caabudwaaq ayaa ku guuleystay in ay xalliyaan Laba Beel oo horay ugu dagaallameen degmadaas, kuwaa oo dhex dhexaadintooda maalmahaan dambe la waday. Suldaan Cabdicasiis Cumar Daad oo u…