Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobalka Hiiraan Oo La Xalliyay Dagaal beeleed socday in ka badan 72 saacadood ayaa ka dhacay deegaanno ka tirsan bariga gobalka Hiiraan, waxaana dagaalladaasi ay geysteen khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dagaalladaan ayaa la… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Muran Ka Taagan Hanaanka Loo Soo Xulayo Xildhibaanada Koonfur Galbeed Waxaa isa soo taraya muranka ku aadan hanaanka loo soo xulayo xildhibaanada baarlamaanka maamulka Koonfur galbeed, iyadoo cabasho badan ay muujiyeen Waxgarad iyo siyaasiyiin. Muranka ugu weyn ayaa waxa uu…
1 daqiiqo Wasaaradda Amniga Oo Sheegtay In Guddi Loo Xilsaaray Baarista Wiil Ay Ciidamada AMISOM Ku Dileen Magaalada Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in guddi ka kooban Shan xubnood ay u xilsaareen baarista wiil 27-kii September ay ciidamada AMISOM ku dileen degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Guddiga Warfaafinta Baarlamaanka Oo Cambaareeyay Xarigga Wariyeyaasha Universal TV Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ah guddomiyaha guddiga warfaafinta baarlamaanka Soomaaliya iyo Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf oo ka tirsan guddiga Dastuurka iyo Xildhibaan Proff Guure ayaa si kulul u cambaareeyay…
1 daqiiqo Isgaarsiinta Magaalada Baladweyne Oo Dib Hawada Ugu Saalaabatay Goor dhaw ayaa dib waxaa hawada ugu soo laabatay Isgaarsiinta magaalada Baldweyne oo saacado badan maqneyd. Isgaarsiinta ayaa la sheegay in uu damiyay maamulka gobalka Hiiraan sida uu warbaahinta u…
1 daqiiqo Dhakhaatiirta Aan Xuduudda Laheyn Oo Cambaareyay Duqeynta Mareykanka Ee Isbitaalka Qandahaar Ururka ayaa ku dhaleeceeyay duqeyn ay Mareykanka ka geysteen Isbitaal ku yaallo magaalada Qandahaar, duqeynta oo socotay ilaa 30 daqiiqo ayaa loo geystay Isbitaal ay gacnta ku hayaan hay’adda Dhakhaatiirka…
2 daqiiqo Wasiir Fargeeti “Soomaaliya Ma Aqbali Doonto In Hakad La Geliyo Heshiisyada Shidaal Baarist Ah” Wasiirka Maaliyada ee Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim Frgeeti ayaa sheegay inaysan aqbali doonin in hakad la geliyo heshiisyada shidaal barista ah. Wasiirku wuxuu sheegay in go’aanka lagu sii wadayo qorshaha…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanka Halgan Ee Gobalka Hiiraan Iyo Deegaanno Kale Ciidamada dowladd Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo waxa ay maanta ka wadaan deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan iyo deegaanno kale oo halkaasi ku dhaw. Ciidamada…
1 daqiiqo Dhallinyarada Ku Sugan Degmada Balanballe Oo Laga Wacyi Gelinayo Burcadbadeednimada Magaalada Balanballe waxaa ka soconaya barnaamijyo dhallinyarada looga wacyi galinayo burcad badeednimada iyo in ay ka qeyb qaataqn dhibaatooyinka amnidarrada ah. Axmed Aadan Ashkir oo ah gudoomiyaha Urur dhallinyaro oo…
1 daqiiqo Maamulka Puntland Oo Lagu Eedeeyay Dilalka Ka Dhaca Duleedka Magaalada Gaalkacyo Waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo qaarkood ayaa ku eedeeyay mamulka Puntland in mas’uul uu ka yahay dilal loo geystay dad shacab ah, kuwaa oo ka dhacay duleedka magaaladaasi. Nabadoon Cali…