1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday in Barri ay Tahay Maalin Ciid ah Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta Berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal ee ciidul Fidriga, kadib markii aragtida bisha la xaqiijiyay, iyadoo dowladaha caalamul islaami…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Gargaar Kala Wareegtay Sucuudiga Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMa Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta Dowladda sacuudiga si gaar ah Safiir ku xigeenka dowladda sacuudiga u fadhiya Muqdisho kala wareegay Shixnad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Maareynta oo Soo Saartay Diginiino Ku Aadan Roobabka Gu’ga Hey’adda Maareynta Musiiboouinka waaxdeeda saadaasha Roobaabka ayaa soo saartay digniino ku aadan Roobab laga cabsi qabo in todobaadka soo aadan ay ka di’i karaan Soomaaliya, waxaana saadaashu ay sheegaysaa in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Ka Qeybisay Gobolka Banaadir Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA oo gacan ka helaysa Hay’adda gargarka bin’aadanimada u qaabilsan ee dowladda sacuudiga ee Boqor salaam ayaa maanta 800 Qoys waxa ay Gargaar ugu qeybiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghaya Guud ee QM oo Booqday Xeryaha Barakayaasha Magaalada Baydhabo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres oo booqasho ku yimid magaalada magaalada Muqdisho ayaa Baydhabo, waxaa garoonka diyaaradaha, iyadoo siiweyn loogu soo dhoweeyay. Ku-simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi uu Hoggaaminaayo Xoghayaha Guud oo Gaaray Magaalada Baydhabo Wasiirka Arimaha Guddaha XFS Mudane Axmed Macalim Fiqi, oo u wehliyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane maxamuud Macalim Cabdulle iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres Ayaa Maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Xireen lagu Yareeynayo Fatahaada Wabiga Shabeelle oo Laga Hirgeliyey Beledweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa laga hirgeliyay biyo-xireen weyn oo la filayo inuu yareeyo fatahaadda uu webiga Shabeelle u geysto magaalada. Biyo-xireenkan la dhisay oo loogu magac-daray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Ka Qeybiyay Degmada Cabdicasiis Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA oo gacan ka helaysa Hay’adda gargarka bin’aadanimada u qaabilsan ee dowladda sacuudiga ee Boqor salaam ayaa maanta 800 Qoys waxa ay Gargaar ugu qeybiyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federalka oo Sheegtay Iney Ka Go’antahay Xalinta Tabashooyinka Puntland Xilli muddooyinkii dambe uu taagnaa khilaaf dhanka siyaasadda ah ee u dhaxeeyay dowladda federalka ah iyo dowlad goboleedka Puntland ayaa dowladdu waxaa ay sheegtayka go’an tahay sidii loo xalin lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Ka Qeybgalay Shirka Bin’aadannimada ee Geneva Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA Mudane Maxamud Macallin ayaa shirka Arimaha Bin’aadannimada kaga qayb galay Magaalada Geneva ee dalka Switzerland isagoo halkaa ka jeediyay qudbad uu kaga hadlay…