2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Arrimaha Somaliland oo Kulan Wadatashi ah La Qaatay Xildhibaannada Gobollada Waqooyi Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa kulan wadatashi iyo la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaannada deegaan doorashadoodu tahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Walaac Laga Muujinayo Fatahaadda Wabiga Shabeelle iyo Digniino Laga Soo Saarayo Wabiga Shabeelle oo inta mara magaalooyin dhaca Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa xilligaan waxaa uu keenay biyo badan, iyadoo la gudo galay xilli-roobaadka Gu’ga, bulshada ayaa muujinaysa walaac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Khasaare Dhimadho iyo Dhaawac ah Sababay oo Ka Kacay Magaalada Cabudwaaq Wararka naga soo gaaro magaalada Cabdudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka kacay dab geystay khasaare kale duwan, kadib markii uu dab qabsaday goobo gacansi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Gaarsiisay Magaalada Xudur Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool oo uu dhawaan ka da’ay Roob xoogan oo dhamaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Fatahaadaha Baardheere asiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta shir Guddoomiyey shir ay isugu imaadeen Hay’addaha ka shaqeeyo arrimaha Bin’aadanimada oo looga hadlaayay xaalada Magaalada Baardheere oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Todobaadkaan oo La Saadaalinayo in Roobab ay Ka Da’ayaan Soomaaliya Xarunta saadaasha iyo digniinaha ayaa soo saartay digniino ku aadan Roobka Gu’ga Todobaadka Afaraad ee Bisha March, waxaana saadaasha ay muujinaysaa in todobaadkaan ay Roobaab fiican ka di’i doonaan qaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Khasaare Dhaliyay oo Ka Da’ay Dowlad Deegaanka Soomaalida Dowlad deegaanka Soomaalida oo muddooyinkii dambe deegaanno badan oo kamid ah ay ka jireen abaaro aad u sameeyay dadka iyo duunyada ayaa waxaa inta badan ka da’ay Roobka xilliga Gu’ga,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Baardheere Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbalabd Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magacaabay guuddiga gurmadka Fatahaadaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo ay ka dhaceen fatahaado saameyn ku yeeshay bulshada ku dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafd Ka Socda Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Gaaray Baardheere Wafdi oo uu hugaaminayey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta masiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle oo ay qayb ka yihiin Sanatar Fartaag iyo Wasiir ku xigeenka waxbarashada Axmed Daqarre ayaa maanta gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta oo Digniino Kasoo Saartay Ku Saabsan Roobabka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran ayaa soo saartay digniino ku aadan curashada Roobka Gu’a oo qeybo ka mid ah gobollada dalka ka da’aya, hey’adda ayaa sheegtay in todobaadka soo aadan laga…