1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Degmada Ceelbuur Oo La Adkeeyay Iyo Mas’uuliyiin Ku Wajahan Degmadaasi Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa aad u adkeeyay amniga guud ee degmada Ceelbuur Gobalka Galgaduud, halkaasi oo la sheegayo inay ku wajahan yihiin mas’uuliyiin ka socota dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bilyuuneer Masaari ah oo Ka Codsaday Giriiga iyo Talyaaniga In ay Ka iibiyaan Jaziirad si ay Qaxootiga ku Noolaadaan Ninka ugu Taajirsan Masar Najiib Sawiras ayaa soo jeediyay in uu doonayo in uu Jaziirad ka iibsado Giriiga ama Talyaaniga si uu u dajiyo Qaxootiga ama Muhaajiriinta kasoo cararaya goobaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh ”Soomaaliya Iyo Talyaaniga Dhinacyo Badan Ayay Iska Kaashan Karaan” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Carwada Caalamiga ah ee ganacsiga iyo maalgashiga ee ka dhacaysa magaalada Milano ee dalka Talyaaniga. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gedo Oo Ka Hadlay Sababta Ay Uga Baxeen Deegaanno Ka Mid Ah Gobalkaasi Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan gobalka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyay sababta ay uga baxeen deegaanno ka mid ah gobalkaasi, iyaga iyo ciidamada Itoobiya. Korneel Khaliif Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo State: Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Xoogga Dalka Waa Nin Wax Qabad Lagu Yaqaano Maamulka khaatumo State ayaa u hambalyeeyay taliyaha cusub ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaasi oo shalay oo khamiis ahayd ay magacaabeen golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya. Maxamuud Cali Faarax oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Looga Arrinsanayo Maamulka Loo Sameynayo Shabellaha Dhexe Iyo Hiiraan Oo Ka Soconaya Baladweyne Magaalada Baladweyne waxaa maalmihii dambe ku sii qulqulayay xildhibaanno iyo masuuliyiin kale oo gobalka Hiiraan kasoo jeeda, kuwaas oo ka qeyb galaya shirarka looga tashanayo qabsoomidda shirweynaha maamul u sameynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Cusub iyo Ku Xigeenkiisa oo Loo Magaacabay Ciidamadda Xoogga Dalka Kulankii todobaadlaha ahaa ee golaha wasiirada ayaa maanta lagu magacaabay taliye cusub iyo ku xigeenkiisa kadib markii mas’uuliyiintii xilkaasi horey u hayay laga qaaday. Taliyaha cusub ee ciidanka C.X.D ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyihii Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Indho Qarshe Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Xilka Laga Qaaday Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidamada Uganda oo Booqdey Xeradii Jannaale ee Lagu Galay AMISOM Taliyaha guud ee ciidamadda xoogga dalka Uganda Jeneraal Edward Katunba ayaa booqdey xeradii ciidamada AMISOM lagu weeraray talaadadii ee deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeelaha Hoose. “Booqashadayda waxaa dhaliyey wixii halkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Imaaraadka Oo Tababartay Cutub Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka (Sawirro) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta tababar u soo xirey Cutubkii labaad ee Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya oo laylis ciidan ah loona tabobarayay Ciidanka Qaranka Soomaaliya,…