1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Lagu Tuhmey Weerarkii Jannaale oo Diyaarad Lagu Soo Daabulay Wararka ka imanay deegaanka Jannaale ee Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in diyaarad helicopter ah ay halkaasi kasoo qaaday dhalinyaro lagu tuhmayo in ay wax ka maleegeen weerarkii shalay lagu qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 80 Macalimiin oo La Tababarayo Gobolada Dhexe Illaa 80 macalin oo wax ka dhiga dugsiyada hoose/dhexe iyo sare ee gobolada dhexe ayaa loo fidinayaa tababar soconaya muddo 5 bilood ah sida uu dhigayo heshiis maanta qalinka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Maanta Gaaray Magaalada Hargeysa (Sawirro) Garoonka diyaarada magaalada Hargeysa waxaa maanta soo dhaweyn ballaaran loogu sameeyay siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo deegaanada Somaliland ka maqnaa in ku dhaw 20-sano. Soo dhaweynta Buubaa waxaa ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska Cadaado Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya Iyo Dhallinyaro Isticmaalaysay Ciidamada Booliska magaalada Cadaado ayaa maanta degmadaasi kusoo bandhigay waxyaabaha Maanka dooriya iyo Dhalinyaro Isticmaalaysay. Maxamuud Jimcaale Cosoble oo ah taliyaha Booliiska Galmudug oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Ku Dagaallamay Puntland Oo Baaq Nabadeed Loo Diray Wararka ka imaanaya Puntland ayaa waxay sheegayaan in deegaanno uu ka arrimo maamulkaasi ay dib uga billawdeen dagaallo u dhaxeeya Beello walaalo ah. Dagaalladaan ayaa ka kala dhacay deegaanada kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeybgalaya Bandhigga Carwada Caalamiga Ah Oo Ka Socta Talyaaniga Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay magaalada Milano ee dalka Talyaaniga, halkaasi oo ay ka socoto Bandhigga Carwada Caalamiga ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Degmada Mahadaay Oo Saacado Badan Ka Dib Helay Biyo Ay Cabaan Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in shacabkii ku dhaqnaa degmadaasi ay dib u heleen Biyo ay cabaan, ka dib 36 saacadood oo Biyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Idiris Xasan: Itoobiya Cadowtinimo Cusub Ayeey Soomaaliya Ka Abuuraysaa Aqoonyahan Idiris Xasan Faarax oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Finland ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay xilligaan dalka ka abuurayaan Cadowtinmo cusub oo ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay Oo Cambaareeyay Weerarkii Janaale Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa si kulul u cambaareeyay weerar shalay ay Al-shabaab ku qaadeen saldhigga AMISOM ee Janaale. Kay ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Gobalka Mudug Oo Kasoo Horjeestay Ammar Uu Bixiyay Madaxweynaha Puntland Sheekh Cabdiweli Xasan Maxamed oo ku hadlayay afka culimada gobalka Mudug ayaa sheegay inay ka soo horjeesteen qorshaha madaxweynaha Puntland ee ku aadan in la burburiyo goobo dowladdii dhexe ay…