1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Billaabay Magaalada Garoowe Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa howlgallo amniga lagu sugayo waxa ay ka billaabeen guud ahaan magaalada Garoowe. Cabdullaahi Ciise Aw-Axmed oo ah gudoomiyaha gobalka Nugaal ayaa isaga oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Dalbaday In Baladweyne Lagu Qabto Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa kulan ay isugu yimaadeen magaaladaasi, waxa ay ku dalbadeen in shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukunno Kala Duwan Riday Maxkamadda Sare ee ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukunno kala duwan ku riday Afar qof oo horay loo soo xukumay balse Racfaan ka qaatay. Gudoomiyaha maxkamadda sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Al-shabaab Ay Ku Qaadeen Saldhiga AMISOM Ee Janaale Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday saaka saldhigga ciidamada AMISOM ee deegaanka Janaale, Shabellaha Hoose. Wararkii ugu dambeeyay ee Goobjoog News ka heshay dagaalkaasi waxa ay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guursaday Wasiirkiisa Arimaha Dibadda Madaxweynaha Transnistria Yevgeny Shevchuk ayaa isniintii shir jaraa’id ka sheegay in uu guursanayo wasiirka arimaha dibadda ee dalkaasi Nina Shtansk kadib markii uu jaceyl dhex maray. Madaxweynaha ayaa intaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Dad Shacab Ah Ku Dilay Galgaduud Nabadoon Cali Faarax Kheyre oo la soo xiriiray Goobjoog FM wuxuu sheegay in Afar Qof ay ciidanka Itoobiya ku dileen deegaanka Ceel Qooxle oo u dhow Degmada Ceelbuur ee gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buurhakaba Oo Beeniyay Inay Ku Guul Dareesteen Wax Ka Qabashada Amniga Degmadaasi Maamulka degmada Buurhakaba ee gobalka Baay ayaa waxba kama jiraan ku sheegay hadal dhawaan kasoo baxay qaar ka mid ah waxgaradka degmadaasi, taasi oo ku aadan in maamulkaasi uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyarada Galmudug Oo Laga Wacyigelinayo Tahriibka Wasaaradda dhalinyarada maamulka Galmudug ayaa sheegtay in ay wado dadaal ballaaran oo lagu doonayo in dhalinyarada looga wacyigeliyo tahriibka. Wasiir ku xigeenka wasaaradaasi Saadaq Daahir Mire oo u waramay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Mataan “Waxaan Si Cad u Diidannahay Mooshinka Aan Sharciga Waafaqsaneyn Ee Laga Keenay Madaxweynaha” Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan xubno shalay gudbiyay soo jeedinta laalista mooshin laga gudbiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Al-shabaab Oo Weeraray Saldhigga AMISOM Ee Janaale Wararka naga soo gaaraya deegaanka Janaale ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Al-shabaab ay weerar Ismiidaamin iyo dagaal toos ah ku qaadeen saldhig ay ciidamada AMISOM ku…