2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Taageerey Dowladda Cabdi Raboow Mansuur Haaddi Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda dalka Imaaraadka Carabta u sheegey in uu taageersanyahay dowladda dalka Yemen ee uu hoggaamiyo madaxweyne Cabdi Raboow Mansuur Haaddi. Wuxuu hadlayay xili maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Xildhibaano Gudbiyey Mooshin ka Dhan Ah Kii Horey Madaxweynaha Looga Gudbiyey Illaa 126 xildhibaan ayaa lagu soo waramayaa in ay saxiixeen mooshin kasoo horjeeda kii horey madaxweynaha looga gudbiyey, waxaana gudbiyey illaa 40 xildhibaan. Waxaa loo gudbiyey guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Soo Xiray Kulan Looga Hadlayay Qabyo-tirka Dastuurka Dalka (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa maanta soo xiray kulan muddo labo cisho ah u soconayay xubno matalayay bulshada rayidka ee maamulada gobolada iyo degmooyinka dalka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waraabe Weeraray Wiil 15-sano Jir Ah Oo Ku Sugnaa Deegaan Ka Mid Ah Somaliland Wararka ka imaanaya deegaanka Mandheera ee gobalka Saaxil ayaa waxay sheegayaan in Waraabe uu weeraray wiil 15-sano Jir ah, kaasi oo la sheegay in uu baadi goob ugu jiray Ari…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Ay Korortay Tirada Dadka Ku Sugan Xaaladda Cunto La’aanta Ee Soomaaliya Natiijooyinkii Daraaseynta haqab beelka cuntada iyo naqafaqada Soomaaliya oo maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho ayaa muujinaya in xaaladda Bini’aadannimo ee dalka weli tahay mid adag, marka loo eego sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Imaaraadka oo Qaabiley Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Dhaxal sugaha imaaradda Abu Dubai ee dalka isu tagga imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin Sayid Al Nahyaan, ahna ku xigeenka taliyaha ciidamada qalabka sida ee dalkaasi ayaa qasrigiisa ku qaabiley…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelo Ku Dagaallamay Gobalka Shabellaha Dhexe Oo La Heshiisiiyay Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in heshiis uu kala dhex dhigo beello walaalo ah oo ku dagaallamay duleedka degmada Warsheekh ee gobalkaasi. Mas’uuliyiin isugu jirta gudoomiyeyaal gobal, Xildhibaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Seddax Qof Oo Lagu Arkay Deegaanka Ceelasha Biyaha Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu arkay Meydadka Seddax qof oo illaa iyo haatan aan la ogeyn waxa ay yihiin.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Wada Degmada Afgooye Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal amni xaqiijin ah waxa ay ka wadaan degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, ka dib markii falal amni darri ah ay degmada kusoo bateen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Naafada Ah Ee Ku Nool Magaalada Gaalkacyo Oo Cabanaya Dadka naafadda ah ee ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa cabasho ballaaran ka qaba xaalad adag oo dhan nolosha ah. Qaar ka mid ah Naafadaan ayaa u sheegay…