1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jeesow “Shabaabkii Laga Saaray Degmooyinka Hiiraan, Baladweyne Ayeey Kusoo Qulqulayaan” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maalintii shalay ahayd gaaray magaalada Baladweyne ayaa sheegay in magaaladaasi ay ku qulqulayaan rag ka mid ah Xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanada Mudug Oo Ka Digay Mooshinka Madaxweyne Xasan Sheekh Mid ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku sugan gobalka Mudug ayaa ka digay mooshinka laga keenay madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud. Aqoonyahan Maxamuud Faarax Cartan oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “Isbedal Amni Oo Degdeg Ah Ayaa Ka Dhici Doona Marka” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in maamulkiisa uu wado qorshe ballaaran oo lagu soo celinayo ammaanka magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose. Waxa uu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Difaaca Baarlamaanka Oo Sheegay In La Dayacay Shacabka Magaalada Marka Guddiga difaaca baarlamaanka Soomaaliya oo safar ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in la dayacay shacabka magaalada Marka. Gudoomiyaha guddigaasi Xuseen Carab Ciise oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Galmudug Oo Kahor Yimid Wasiirada Uu Soo Magacaabay Madaxweyne Guuleed Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka maamulka Gamudug ayaa kasoo horjeestay wasiirro uu habeen kahor soo magacaabay madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed. Kulan ay xildhibaanadaan ku yeesheen magaalda Cadaado ayeey sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmaya Madaxda Isku Tagga Imaaraadka Carabta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada Abu Dhabi ee xarunta dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaa oo ay uga bilaabatey booqasho rasmi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka iyo K/Galbeed oo Xal U Raadinaya Shaqaaqooyinka Marka Wafuud kala duwan oo ka kala socota dowladda federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa gaaray magaalada Marka si xal waara loogu helo shaqaaqooyinka magaalada Marka oo ay ka dhaceen dilal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Cadaado Oo Aragti Ka Dhiibtay Magacaabista Wasiirada Cusub Ee Galmudug Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen wasiirada cusub ee Galmudug, kuwaasi oo xalay la magacaabay. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saxafiyiinta Al-Jazeera oo 3 sano lagu xukumay Maxkamad ku taalo Qaahira ayaa maanta 3 sano oo xarig ah ku xukuntay 6 ka mid ah eedeysanayaasha Qadiyadda loo yaqaano Mariyoot. Saxafiyiinta Al-Jazeera Baher Mohamed, Mohamed Fahmy iyo Peter…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab iyo Shaqaale Ka Baxsaday Gacanta Dad Ku Afduubtey Mudug Markab laga leeyahay dalka Iran iyo 19 shaqaale oo saarnaa ayaa ka baxsaday gacanta kalluumeysato ku heysatay deegaanka Ceel Huur ee gobolka Mudug, kadib markii ay 5 bilood heysteen. Markabkan…