1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wadatashiga Puntland Ee Ka Socda Gaalkacyo Oo La Dhaliilay Waxgaradka ku dhaqan gobalka Mudug, ayaa dhaliilay shirka ka soconaya magaalada Gaalkacyo, kaasi oo looga hadlayo aayaha maamulka Puntland. Nabadoon Cumar Cabdulle Maxamed oo ka mid ah waxgaradkaasi ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Habeyn Lagu Sameynayo Ciidamada Booliiska Puntland Taliska ciidamada Booliiska ee Puntland ayaa sheegay in dib u habeyn lagu sameyn doono ciidamada Booliiska, ka dib markii dhawaan taliskaasi loo magacaabay Taliye Cusub. Taliyaha Booliiska Puntland Cabdirisaaq Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cabdi Kaliil Oo Maamul Cusub u Magacaabay Degmada Baardheere Gudoomiyahii gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ee dhawaan laga soo eryay degmada Doolow ayaa dib ugu laabtay gobalka Gedo, gaar ahaan degmada Ceel-waaq, halkaasi oo kasoo saaray wareegto uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Loogu Baaqay In Wada Hadal Ay La Gasho Garabka Ka Maqan Ahlu-sunna Waxgaradka ku dhaqan gobalka Galgaduud ayaa ugu baaqay maamulka Galmudug in wada hadal uu la galo garabka kale ee ka maqan Ahlu-sunna Waljameeca, gaar ahaan garabkii dhawaan maamulka uga dhawaaqday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Ku Baaqday In Laga Dhabeeyo Fulinta Heshiiska Cadaado Gudoomiyaha Golaha Talada Ahlu-sunna Waljameeca Sheekh Cumar Sheekh Cabdiqaadir ayaa soo jeediyay in laga dhabeeyo Fulinta heshiiskii shalay lagu gaaray magaalada Cadaado. Waxa uu sheegay in xilligaan ay tahay waqtigii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Awood Qeybsi Ah oo ay Kala Saxiixdeed Galmudug iyo Ahlu Sunna Sida ku cad heshiis ay maanta kala saxiixdeey maamul goboleedka Galmudug iyo ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca, heshiiskaasi oo ka dhacay magaalada Cadaado , Ahlu Sunna waxa ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan Dhiirigelinayaa In Si Sax Ah Loo Qoro Taariikhda Iyo Waayihii Lasoo Maray” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee magaalada Muqdisho oo lagu soo bandhigey buugaag ay qoreen qoreyaal Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Ammaanka Gobalka Galgaduud Oo Ka Dhacay Degmada Celbuur Kulan ballaaran oo looga hadlayay ammaanka gobalka Galgaduud ayaa maanta waxa uu degmada Ceelbuur ku dhexmaray saraakiisha ciidamada xoogga dalka, kuwa AMISOM Odayaal dhaqameed iyo maamulka degmadaasi. Waxaa kulankaan diiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Maamulka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Heshiis Ku Gaaray Degmada Cadaado Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in goor dhaw madaxtooyada magaaladaasi ay heshiis ku kala saxiixdeen maamulka Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljameeca. Heshiiskaan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Maanta Heshiis Ku Kala Saxiixanaya Cadaado Waxaa maanta la filayaa in magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ay heshiis ku kala saxiixdaan maamulka Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljameeca. Kulamo ayaa maalmihii ugu dambeeyay magaalada Cadaado waxaa ku lahaa…