2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhiga Oo Booqday Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Lagu Tababarayo Masar Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General, C/qaadir Sheekh Cali Diini, oo socdaal shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa booqday xarun lagu tababaro Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku taalla magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Dhan Ah Isbaarooyinka Ka Wada Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay maanta howlagal saf ballaaran ah ka wadaan deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Hiiraan Oo Dhaliilay Maamulka Gobalkaasi Odayaasha dhaqanka ee gobalka Hiiraan ayaa dhaliil usoo jeediyay maamulka gobalkaasi, ka dib amni darro kusoo korortay magaalada Baladweyne. Gudoomiyaha golaha Odayaasha dhaqanka ee gobalka Hiiraan, Nabadoon Dacar Xirsi Nuur…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Shabaab Waqtigiisa Wuu Dhamaaday Mana Soo Noqonayo” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shacab badan kula hadlay degmada Diinsoor ee gobalka Baay ayaa sheegay in xilligaan uu dhamaaday Waqtiga Xarakada Al-shabaab, isaga oo tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Guul Ka Sheegtay Dagaallo Ka Dhacay Gedo Maamulka Jubbaland ayaa guul ka sheegtay dagaallo shalay ka dhacay gobalka Gedo, oo ay la galeen Xarakada Al-shabaab. Wasiir ku xigeenka Amniga ee maamulkaasi Cabdirashiid Janan ayaa sheegay in Al-shabaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalintii Koowaad ee Bandhiga Buugaagta Caalamiga ah ee Muqdisho – Sawirro Waxaa soo gabogaboobey maalinti koowaad ee bandhigga buugaagta caalamiga ah ee magaalada Muqdisho iyada oo ay kasoo qeybgaleen boqolaal dad ah oo dhalinyaro u badan, laguna soo bandhigey illaa 3…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degdeg: Labo Weriye oo Lagu Dilay Dalka Mareykanka Goor dhaw ayaa labo wariye lagu dilay Virginia, dalka Mareykanka xilli ay si toos ah loo tabinayey. Wariye u shaqeeya , WDBJ7 TV Alison Parker oo 24 jir ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Degmada Diinsoor Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaw waxa ay gaareen degmada Diinsoor ee gobalka Baay. Waxaa madaxweynaha la socda, madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Nabadoon Goor Dhaw Lagu Dilay Magaalada Baladweyne Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in Koox hubeysan ay dileen mid ka mid ah Nabadoonada ku dhaqan magaaladaasi. Nabadoonkaan oo magaciisa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Kormeer Ku Tagay Xeradii Ciidan Ee Dhawaan Al-shabaab Weerarka Ka Geysteen (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, ka dib safar uu ku maqnaa Nairobi ayaa waxa uu kormeer ku tagay xeradii ciidan ee…