2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mahad Cawad “Mooshinka Madaxweynaha Baarlamaanka Wali Lama Horkeenin, Xafiiskeena Ayuu Yaalaa” Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka ayaa ka hadlay halka uu marayo mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha, wuxuuna sharaxay fahamka ku saabsan sharciyadda mooshinka. Waxa uu sheegey in mooshinka in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wadatashiga Puntland Ee Ka Socda Gaalkacyo Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Magaaladda Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Waxaa Maanta Lagu Soo Xirayaa Shirka wadatashiga Puntland Kaas Oo 25-ka Bishaan Ka Furmay magaaladaasi. Shirkaan waxaa Ka Qeybgalay Ergooyin Kala duwan Oo Ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Isbitaalka Qoryooley Oo Ka Qeylo Dhaamiyay Dawo La’aan Ka Jirta Isbitaalkaasi Maamulka isbitaalka degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa qeylo dhaan ka diray dawo la’aan ka jirta isbitaalkaasi, xilli ay isbitaalka maalin walba gaaraan dad u baahan gurmad caafimaad. Agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Soo Horjeedo Mooshinka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Dhacay Magaalada Nairobi Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa ka dhacay shir ballaaran oo looga soo horjeeday mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay keeneen xildhibaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Shariif Roobow “Mooshinka Waa Xisaab Sax Ah Oo Lala Gelayo Madaxweynaha” Aqoonyahan Shariif Xuseen Roobow ayaa sheegay in mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay u arkaan mid la xisaabtan ah si dalka wax badan looga qabto. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaafado ka Tirsan Degmada Baardheere Oo Laga Helay Walxaha Qarxa Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMSIOM ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Baardheere ee gobalka Gedo, waxa ay kusoo qabteen walxaha qarxa oo badi dhulka lagu aasay. Md ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandhigga Buugaagta Muqdisho oo Soo Gabagabeeyay Kadib muddo 3 maalmood ah oo uu magaalada Muqdisho ka socdey bandhiggii ugu horeeyey oo caalami ah buugaagta oo lagu qabto magaalada Muqdisho ayuu caawo kusoo gabogaboobey hoolka shirarka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Shakhsi oo Caan ah oo Kasoo Muuqdey Golaha Wasiirada Galmudug iyo Kuwa Laga Tagay Maanta madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada, waxaana golaha ka muuqda waxyaabo soo jiitey dareenka saxaafadda oo durba hadal heyn dhaliyey. Waxaa golaha wasiirada soo galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Galmudug Oo Caawa Lagu Dhawaaqay (AKHRISO LIISKA) Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa goordhaw oo caawa ah waxa uu ku dhawaaqay golahiisa wasiirada. Waxa uu Mr Guuleed magacaabay 24, 4 wasiiru dowle-yaal iyo 23 wasiir ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garabka Ahlu-sunna Ee Dhuusamareeb Oo Kasoo Horjeestay Heshiiskii Cadaado Garabka maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee ku sugan degmada Dhuusamareeb ayaa kasoo horjeestay heshiis shalay degmada Cadaado ay ku gaareen maamulka Galmudug iyo Mas’uuliyiinta sare ee Ururkaasi ka mid ah. Sheekh…