2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh”Dadka Mooshinka Wada waa la garanayaa taariikhda ay Soomaaliya ku dhex leeyihiin dhinaca siyaasadda” Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta shir ja’aaid ku qabtay xarunta Villa Soomaaliya ayaa ugu horeyn ka hadlay waxqabadka dowladdiisa mudadii sadexda sano ee ay jirtay. Xasan Sheekh waxaa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Federaalka oo Ka Digay Ka Qeyb Galka Doorashada Jubbaland Xildhibaanada Federaalka ayaa maanta shir ay ku yeesheen Muqdisho digniin u diray mas’uuliyiinta dowladda ee lagu wado in ay ka qeyb galaan doorashada Jubbaland. Xildhibaanada ayaa ku dooday in Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Gobalka Mudug Oo Ka Digay Dagaal Sokeeye Oo Gobalkaasi Ka Dhaca Culimada gobalka Mudug ayaa ka digay in dagaal sokeeye uu ka dhaco gobalkaasi, kaasi oo ay sheegeen hadii uu dhaco in dhibaato badan ay cid walba soo gaari karto. Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masjidka Arbaca Rukun Ee Magaalada Muqdisho Oo Dib Loo Dayactirayo Hay’adda Isra ee laga leeyahay dalka Turkiga ayaa dib u dayactir ku sameynayso masjidka Arbaca Rukun oo ka mid ah Masaajidda ugu waqtiga dheer ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Awqaafta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanno Ka Tirsan Galgaduud Oo Laga Soo Sheegayo Dhibaatooyin Dhanka Nolosha Ah Deegaanno ka tirsan gobalka Galgaduud ayaa lasoo sheegayaa in xilligaan ay ka taagan tahay dhibaato dhanka Nolosha ah, iyadoo meelaha qaar aysan ka jirin xarumo bulshada loogu adeeggo. Deegaanada kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Gabiley Oo Ka Cabanayan Daanyeerro Dhib Ku Haya Dadka Iyo Duunyada Cabsaho Ballaaran ayaa kasoo yeeraysa qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan deegaannada maamulka Somaliland, taasi oo ku aadan Daanyeerro badan oo weerar ku ah Dadka iyo Duunyada. Inta badan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Yaa Mooshin Iyaga Ka Keenaya?! Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa guddonka sare ee baarlamaanka waxa ay u gudbiyeen mooshin ka dhan ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Tiro ahaan xildhibaanadaan waxa ay ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Taliyaha Nabad Sugidda Baydhabo Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa Digreeto kasoo baxday xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay taliyaha cusub ee Nabad sugidda magaalada Baydhaba. Maxamed Isaaq Ibraahim (Aflow) ayaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mooshinkii Laga Gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh (Akhriso) Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka gudbiyay mooshin madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, si xilka looga qaado. Xildhibaan Cabullaahi Goodax Barre oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Howlgelinta Hotel Curubo Oo Ku Baxayso 65 Milyan Oo Doolar Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u habeyn ballaaran lagu sameyn doono dhammaan xarumaha dowladda ee ku burburay dagaaladii dalka ka dhacay, wixii ka dambeeyay burburkii dowladda dhexe. Wasiirka…