2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog News oo Heshey Qorshaha Doorashada 2016-ka Kadib markii dowladda iyo baarlamaanka iyo beesha caalamka isku raaceen in sanadka 2016-ka aysan qabsoomi karin doorasho qof iyo codkiisa ah ayaa waxaa xukuumadda ay soo bandhigtey qorshe doorasho oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Qorsheynta oo Samaynaysa Sahan Heerka Nolosha Dadka Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay samayso cilmi-baarista lagu ogaanayo heerka nolosha dadka Soomaaliyeed si markaasi wax looga qaban karo baahiyaha jira, loona jaangoyn karo arrimaha gargaarka. Sida…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Bahda Goobjoog Oo Maanta Muqdisho Kusoo Dhaweysay Wariyeyaasheedii Saarnaa Markabka Nawaal Seddax Wariyaasheena Maxamed Salaad Cismaan iyo Aweys Xaajir Nuur (Aar) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, ka dib markii ay muddo Laba bil ah dul saarnaayeen Markabka Nawaal Seddax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wufuud Caalami ah uu ku Jiro Geelle oo ka Qeyb Galeysa Furitaanka Kanaal Suweys-ka cusub ee Masar Madaxweynaha Djabuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka mid ah wufuud caalami ah oo maanta ka qeyb galeysa furitaanka Kanaalka Suweys-ka cusub ee dalka Masar. Xafladda furitaanka Kanaalka oo bilaabaneysa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda : Xoog Laguma Qaadan Karo Baddeena, Maxkamadda Adduunka Ayaa Noo Garsooreysa Admiral Faarax Axmed Cumar (Qare), maareeyaha hey’adda cilmi-baarista badaha ayaa sheegey in ay kalsooni ku qabaan in dowladda Soomaaliya ay ku guuleysan doonto dacwadda badda ee Kenya ka dhanka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog News Oo Heshay Jadwalka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe Waxaa la filayaa in dhawaan maamul loo sameeyo gobollada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan, maadaama ay soo hareen Labadaasi gobal kaliya . Goobjoog News ayay u suura gashay in ay hesho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasuuqii Nucluer-ka Hiroshima oo Maanta Laga Xusay Jabaan Dalka Jabaan waxaa maanta laga xusay sanadguuradii 70-naad ee kasoo wareegatay markii Mareykanka uu Magaaladaasi Hiroshima ku dhuftay Bam-ka Necluer-ka. Maanta oo kale 1945-tii, Waxaa magaalada Hiroshima lagu garaacay Bam…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gobalka Hiiraan Oo Sheegay In Deegaanno Badan Ka Qabsadeen Al-shabaab Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobalka Hiiraan oo faah faahin ka bixinayay howlgal ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ka wadaan gobalka Hiiraan, ayaa sheegay in Al-shabaab ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanka Ceelhuur Ee gobalka Mudug Biyo La’aan baahsan ayaa xilligaan waxa ay soo wajahday dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanka Ceelhuur ee gobalka Mudug, iyadoo qiimaha la kala siisto biyaha ay sare u kacday. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Bilaabay Furista Wadooyin Ay Biyo Xireen Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay bilaabeen dib u habeyn ku aadan wadooyinka ay jareen biyo, ka dib roob ka da’ay degmadaasi. Xoghayaha dowladda Hoose…